an “foremost step” for Rwanda, France

Following the presentation of the Duclert report on Friday, March 26, France hopes to strengthen its diplomatic relations with Rwanda. An approach that is in line with Paris' desire to rebuild France's relations with the countries of the African continent. For Kigali, who received the report at the same time as the Élysée, it is an "important step towards a common understanding of France's role in the genocide of the Tutsis". France bears "heavy and overwhelming responsibility" in the events leading up to the genocide in…

Maxay kawada hadlayaan Shanta Hogaamiye Goboleed

Magaalada Muqdisho waxa uu shir gaar ah maanta uga furmay Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle kadib markii ay soo sameeyeen wadatashi la xiriira Ajendaha Beesha Caalamka ka sugeysa. Kulanka oo Duhurnimadii maanta oo Sabti ah ka furmay Xalane waxa ay ka doodayaan Madax-Goboleedyada sidii ay u dejin lahaayeen Ajende ay ku mideysan yihiin oo lagu wajahayo xaaladda cakiran si isla todobaadkaan uu u furmo Shirka guud. Waa ay is aragti dhaafsanayaan,…

Chelsea Oo Soo Ceshaneysa Lukaku & Man City Oo Ku

Chelsea ayaa ka fiirsan doonta inay u dhaqaaqdo weeraryahankeedii hore Romelu Lukaku oo haatan u dheela kooxda Inter Milan haddii ay ku guuldareystaan saxiixa Erling Haaland xagaagan. (Telegraph) Manchester City ayaa sidoo kale xiiseyneysa Lukaku kaasoo dhaliyay 59 gool 85 kulan uu u saftay kooxda Talyaaniga ee Inter Milan. (Calciomercato) Borussia Dortmund ayaa shaacisay lacagta xagaagan lagu iibsan karo xiddigeeda iyagoo duldhigay lacag gaareysa 154 milyan ginni. (ESPN) Weeraryahanka Senegal Sadio Mane ayaa…

NAXDIN: Xiddig Barcelona Ka Tirsan Oo Ka Seexan

Markale wararka kooxda Barcelona ayaa ah kuwo haysta boggaga ugu sarreeya ee wargeysyada Spain iyadoo laga hadlayo dhaawaca da’yarka kooxdaas ee Ansu Fati haleelay gudaha xilli ciyaareedkan isla markaana ku sababaya wer-wer weyn kooxdiisa iyo xulka qaranka Spain labadaba. Warbixin lagu qoray wargeyska Mundo Deportivo ayaa lagu sheegay in habeen kamid ah toddobaadkii hore uu Fati awood u yeelan waayay inuu ka seexdo dhaawaca jilibka ka haleelay oo barar yeeshay isla markaana uu hurdada ka kiciyay saddexdii habeenimo. 18…

Britain says it is going to no longer reinforce an extension of Somalia’s management

MOGADISHU, Somalia - The United Kingdom has called for the swift implementation of the agreement ahead of the elections on 17 September in Somalia, adding that the political leadership must ensure the success of the planned dialogue to start in the country. According to James Duddridge, who is the British Minister for Africa, the country will hold elections according to the model agreed in 2020, adding that the Baidoa recommendations should also be introduced. The statement comes at a time when the international…

UK: “Waa in xal degdeg ah laga gaarayaa Muranka

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Barwaaqo-sooranka Boqortooyada Ingiriiska ayaa looga hadlay xaaladda Cakiran ee Soomaaliya gaar ahaan muranka hareeyay qabsoomidda doorashooyinka nuuceeda ay ku heshiiyeen Hogaamiyayaasha Federaalka & Dowlad-Goboleedyada. Qoraalka ayaa lagu sheegay in Boqortooyada Ingiriiska ay garab-siineyso hirgelinta heshiis Doorasho oo si wadajir ah loo wado, isla markaana uu sal u yahay is afgaradkii 17-kii September 2020 oo ah xalka keliya ay isla garteen Hogaamiyayaasha…

Waa Kan Xiddiga Keenay In Madaxweynaha Real Madrid

Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa la xusayaa inuu aad ugaga cadhaysan yahay kooxda Manchester United inay ku haysato oo ay kula tartamayso saxeexa daafaca dhexe ee Villarreal iyo xulka Spain ee Pau Torres. Daafaca kooxda Villarreal ayaa ah mid suuqa xagaaga ee sanadkan aad loo doonayo waxaana la filayaa in Ole Gunnar Solskjaer uu ku darsaday liiska xiddigaha bar-tilmaameedka u ah. Man United ayaa xiisaynaysa saxeexa daafac dhexe oo ay doonayaan inay lamaane kala dhigaan kabtankeeda Harry Maguire,…

Waa maxay Aragtida Xildhibaannada ee Ajendaha loo

Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Villa Hargeysa oo si KMG ah uu Baarlamaanka ugu shaqeynayo ayaa ka hadlay guuxa ka dhashay fadhigooda maanta oo kusoo beegmay waqti xasaasi ah & hadal heynta la xiriirta muddo dheereysiga Dowladda waqtigeedu dhammaaday in ay damacsan tahay. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad waxa uu sheegay in aqalka Baarlamaanka lagu wareejiyay Ciidamo hubeysan oo aysan gareyn sababta keentay in lasoo dul-dhigo maadaama madax sare aan lagu wargelin isla markaana qodob…

The Suez Canal remains blocked for the fifth day

A giant container ship remained stuck sideways in Egypt's Suez Canal for a fifth day on Saturday, as authorities prepared to make new attempts to free the ship and reopen the important east-west route for global shipping. The Ever Given, a ship with the Panama flag that transports cargo between Asia and Europe, ran aground on Tuesday in the narrow canal that runs between Africa and the Sinai Peninsula. The massive ship got stuck in a single field stretch of the canal, about 6 kilometers north of the southern entrance,…

WARBIXIN: Man United Oo Dejisay Qorshaha Ay Ku

Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay markale aad ugu mashquuli doonto suuqa xagaaga ee sanadkan iyadoo shaaca laga qaaday laba xiddig oo bar-tilmaameed u ah iyo labada xiddig ee ugu macquulsan ee ka tagi kara. Red Devils ayaa loo badinayaa inay xagaaga soo xoojin doonaan safkooda iyaga oo keensanaya laba ciyaaryahan oo ka kala ciyaara daafaca dhexe iyo weerarka dhexe. Labada xiddig ee boosaskaas bar-tilmaameedka ugu ah Red Devils ayaa kala ah Erling Braut Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan iyo Joules…