Christians may have fun Easter despite

While Madagascar President Andry Rajoelina declared a state of health throughout the territory on Saturday, the doors to worship remained open on Easter Sunday. With a tonnage, however limited to 100 people, a condition set by the head of state. From our correspondent in Antananarivo,Inside the Reformed Church in the district…

Shkodran Mustafi is unlikely to play for Schalke again after the manager’s fall

Shkodran Mustafi has probably played his last match for Schalke 04 after falling out with manager Dimitrios Grammozis.Mustafi, along with teammate William, was conspicuously absent from the squad that slipped to a 2-1 defeat to out of the form of Bayer Leverkusen on Saturday.Mustafi's return to Germany has been a disaster INA FASSBENDER / Getty ImagesBefore the match, the club's Twitter account declared the couple's absence and said: "Shkodran Mustafi is not in the squad for sporting reasons today. William is not included…

Waresyi: Xasan Sheekh oo faah-faahiyey qorshe ‘lagu dili rabay’

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in 19-kii Febraayo la qorsheeyey in la dilo isaga iyo madaxweynihii ka horeeyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed, xilli ay ku sugnaayeen hotel ku dhex yaalla xeyndaabka madaxtooyada Soomaaliya. Xasan Sheekh oo weysigaan oo dhinacyo badan taabanaya siiyey KNN ayaa si qota dheer uga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka, isagoo dhaliisha ugu badan dusha ka saaray…

Mark Clattenburg Oo Magacaabay SHANTII Ee Ciyaartoy Ee Ugu Dhibaatada

Garsoorihii hore ee Premier League ee Mark Clattenburg ayaa magacaabay shantii ciyaartoy ee ugu dhibka badnaa ee uu la kulmay intii uu ku jiray xirfadda garsoorka, gaar ahaan kulamada horyaalka Premier League.Mark Clattenburg oo lagu tixgeliyo garsooreyaashii ugu wanaagsanaa horyaalka Premier League soo maray, ayaa sannado ka hor ka fadhiistay shaqadan isagoo tegay waddanka Sucuudiga oo uu ka noqday Madaxa garsooreyaasha.46 jirkan ayaa markii ugu horreysay xirfaddiisa ka bilaabay caawiye garsoor oo horyaalka heerka hoose ee…

The head of the EU Council urges mercenaries to leave

On Sunday, the European Union called for the departure of all foreign forces and mercenaries from Libya and described it as a "precondition" for returning to stability in the war-torn country. At a press conference in the Libyan capital Tripoli, EU Council President Charles Michel described the appointment of a transitional government earlier this year as a "historic moment". The government is supposed to be a shepherd in the country by general election on December 24. "You have created an opportunity…

Valencia scene Cadiz walks away after Mouctar Diakhaby alleges racial abuse

Valencia went off the field halfway through their La Liga match against Cadiz on Sunday night, after Mouctar Diakhaby was subjected to alleged racist abuses.With 30 minutes to go, Diakhaby clashed with opposition defender Juan Cala in Valencia's penalty area before the couple began a heated discussion. Shortly afterwards, Diakhaby was visibly saddened by something Cala had said, which resulted in Cadiz's Fali and Valencia forward Kevin Gameiro intervening heavily to separate the pair.Diakhaby, who was booked by the referee,…

a selection start difficult to verify

On Saturday (April 3), the Ethiopian Foreign Minister announced the start of the withdrawal of Eritrean troops from Tigray. But the region is in a close camera and no one has confirmed it yet. Just a few days ago, the Ethiopian government acknowledged the presence of Eritrean troops on its territory. He now claims that they…

Solskjaer Oo Xaqiijiyey In Xiddig Muhiim U Ahaa Kooxdiisu Uu

Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaciyey in kooxdiisu ay la kulantay war aanay jeclaysanin oo u xaqiijiyey in mid ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee  kooxdu uu garoomada ka maqnaanayo inta ka hadhay xilli ciyaareedka.Manchester United oo u dagaallamaysa in ay kaalinta labaad kaga dhamaysato horyaalka Premier League, ayaa waxa inta badan ciyaartoygeeda koowaad ay u baxeen kulamadii caalamiga ahaa, waxaanay soo laabteen iyadoo qaarkood dhaawacan yihiin, inkasta oo ay dhamaantood kusoo laabteen waqti…

Ciyaaryahanadda Valencia Oo Ka Dareeray Garoonka Daqiiqaddii 29aad,

Ciyaartii u dhaxaysay labada kooxood ee Cadiz iyo Valencia ayaa la joojiyey iyadoo maraysa daqiiqaddii 29aad ee qaybta hore, kaddib markii ay isku dhaceen Juan Gala iyo Mouctar Diakhaby.Difaaca Valencia ee Mouctar Diakhaby ayaa daba cararay Juan Gala oo hadallo cunsuriyad ah oo la wada maqlayay ku yiedhi laacibkan madowga ah, waxaanay garoonka dhexdiisa isku weydaarsadeen muran iyadoo ciyaaryahannada kale ee labada kooxood ay kala qabteen.Kaddib muddo kooban oo muran iyo is-jiid-jiid ah, ciyaartoyda Valencia ayaa isku dayay…

Qoor Qoor oo Xamar ka Amba baxaay Maanta

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta ka baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Dhuusamareeb, kadib markii uu gabalku ku dhacay diyaaraduhuna ka cudur daarteen inay goor habeen ah ka degaan Dhuusamareeb. Qoor Qoor ayaa berri tegaya magaalada Dhuusamareeb, maadaama ay ka dhamaatay mudadii 45-ka cisho aheyd ee dastuurka Galmudug uu u ogolaanayey in Madaxweynuhu ka maqnaa karo deegaanka. Safarka…