Klopp Oo Jarmalka Lagu Celinayo, Man United Oo Daafac U Waalaneysa,

Tababaraha Tottenham Jose Mourinho ayaa qorsheynaya inuu dib u la midoobo xiddigii hore ee xulka Belgium Marouane Fellaini isagoo keenaya Spurs. 33 jirkaan ayaa ka soo hoos shaqeeyay Mourinho markii uu joogay Manchester United, wuxuuna u ciyaarayaa kooxda Shiinaha Shandong Luneng tan iyo markii uu ka tagay Old Trafford sannadkii 2019. (The Sun)Arsenal ayaa qorsheyneysa inay West Ham ka afduubato saxiixa xiddiga Manchester United iyo xulka England Jesse Lingard oo 28 sanno jir ah xagaagan. (The Sun)Kooxda Leicester City ayaa…

the population of Bambouchine near Libreville

In Gabon, the inhabitants of Bambouchine, a forest area on the outskirts of Libreville, are angry. They demonstrated against the project to establish public dumping in their area. as reported from Libreville, Yves-Laurent GomaAs a man, these populations stood up to defend their environment. Some have lived in this forest area…

Roy Keane Oo Shaaciyay Kooxda Premier League Ee Uu Harry Kane Ku

Halyeeyga Manchester United Roy Keane ayaa aaminsan in weeraryahanka Tottenham Harry Kane uu doonayo inuu u wareego garoonka Old Trafford xagaaga marka uu furmo suuqa kala iibsiga.Kabtanka England ayaa waxaa aamusiyay Victor Lindelof iyo Harry Maguire iyadoo Man United ay guul soo laabasho 3-1 ah ka gaartay Spurs kulankii xalay ka dhacay London.Kane ayaa diiday inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo Tottenham intii uu ku maqnaa xulka England iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inuu dalban doono in la iibiyo haddii ay kooxda u soo…

Former President Habré wants to be released

Former Chadian President Hissène Habré has been asked to be released from prison for six months, mainly for health reasons. If granted, the former head of state could be released on Tuesday, April 13, for Ramadan. But the demand goes badly with the victims of the one who is serving a life sentence for crimes against humanity.…

Mikel Arteta Oo Shaaciyay Xiddig Arsenal Ah Oo Seegaya Inta Ka Dhiman

Tababare Mikel Arteta ayaa xaqiijiyay in daafaca bidix Kieran Tierney uu seegi doono inta ka harsan xilli ciyaareedkan ka dib dhaawac soo gaaray.Xiddiga reer Scotland ayaa dhaawac jilibka ah ku baxay kulankii ay Arsenal guuldarro 3-0 ka soo gaartay Liverpool Sabtidii la soo dhaafay.Kulankii xlaay, Granit Xhaka ayaa laga ciyaarsiiyay booska daafaca bidix iyadoo Arsenal ay 3-0 kaga badisay kooxda Sheffield United.Arteta ayaa la dhacay qaab ciyaareedka Xhaka uu ku soo bandhigay booska daafaca bdiix isagoo soo jeediyay in…

EXCLUSIVE: Somali Prime Minister’s mini-transformation linked to corruption

MOGADISHU, Somalia - In one of the unprecedented moves, Prime Minister Mohamed Hussein Roble on Sunday swapped his cabinet amid a continuing stalemate that has unleashed uncertainty in Somalia's political landscape in recent months. The Minister of Labor and Social Affairs, Duran Farah, swapped positions with the Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Salat, but strangely enough, no reason has been given for the changes of President Mohamed Abdullahi Farmajo's outgoing government. But sources have told…

Xiriirka Garsoorayaasha Oo Sharaxay Sababtii Loo Diiday Goolkii Saxda

Xiriirka garsoorayaasha Ingariiska ee PGMOL ayaa difaacay go’aankiisa Manchester United looga diiday goolkii ay ka dhaliyeen Tottenham sababtoo ah Scott McTominay waxa uu qalad ku galay Son Heung-min.Kooxda Ole Gunnar Solskjaer ayaa moodayay inay hogaanka u qabteen ciyaarta qeybtii hore iyadoo uu shabaqa u soo taabtay Edinson Cavani.Laakiin goolka xiddiga reer Uruguay ayaa la diiday ka dib markii gacanta McTominay ay ku dhacday Son ka hor goolka. Ka dib markii ay VAR hubisay, garsoore Chris Kavanagh ayaa isticmaalay…

The lower house is re-emerging in Somalia as the claim for extension of the concept fills the air

MOGADISHU, Somalia | Somalia's lower house is coming together again today in the midst of an ongoing stalemate with the national election debate as one of the topics in the order paper, as the international community continues to put pressure on the country's leadership. For the fifth time, the international community called on all stakeholders to find an urgent solution to the current stalemate, arguing that it would be appropriate for political leadership to find a solution for the sake of stability and peace in the…

Tofu, a newcomer to “street food”

In Lomé it can be found fried, with a very spicy sauce or grilled on skewers: tofu has become the new star in Togolese "street food". Made from ground soybeans and is usually sold by women who find more income there. Tofu is now one of the most important and can be enjoyed at any time of the day. .

Markii Hore Kabtanimada Haddana Shaadhka!! Falkii Cristiano Ronaldo Ee

Cristiano Ronaldo ayaa mar kale dareen cadho leh muujiyey, waxaanu tuuray shaadhkiisa dhamaadka ciyaartii ay Juventus ku garaacday Genoa Axaddii, taas oo ay kasii horreysay in uu calaamadda kabtanimada dhulka ku tuuray kulamadii caalamiga ahaa ee  isreeb-reebka koobka adduunka ciyaar uu waddanka Portugal barbarro la galay Serbia.Ronaldo ayaa inkasta oo ay kooxdiisu guuleysatay haddana aan faraxsanayn, waxaana uu garoonka ka baxay isagoo cadhaysan.Dejan Kulusevski, Alvaro Morata iyo Weston McKennie ayaa goolasha u kala…