US implements Ethiopia, Eritrea restrictions over

The United States on Sunday announced visa restrictions for Ethiopian and Eritrean officials accused of promoting a six-month war in Ethiopia's Tigray region, saying those involved "had not taken any meaningful measures to stop hostilities." "People in Tigray continue to be affected by human rights abuses, abuses and atrocities, and urgent humanitarian aid is being blocked by the Ethiopian and Eritrean military," said US Secretary of State Antony Blinken in a statement. "Despite significant diplomatic…

The United States announces visa restrictions for officials in Ethiopia and Eritrea

US announces visa restrictions for Ethiopian and Eritrean officials over Tigray conflict WASHINGTON - An unspecified number of officials from Eritrea and Ethiopia will not be able to obtain visas for the United States over what Washington links to atrocities committed in the Tigray region of Ethiopia, in a war that has left thousands dead, according to unverified reports. Since November 2020,…

“Waxa Uu Tegayaa Koox Qalbigayga Ku Weyn…” – Pep Guardiola Oo

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaciyey kooxda uu Sergio Aguero u wareegayo, kaddib sagootintii iyo macasalaamayntii ay shalay ugu sameeyeen garoonka Etihad Stadium oo uu laba gool kusii dhaliyey kulankii ay 5-0 ku xasuuqeen Everton.Man City ayaa xilli ciyaareedka kusoo xidhatay guul ay ugu dabbaal-degtay hanashada horyaalka Premier League, waxaanay taasi sagootintii ugu qiimaha badnayd u noqotay Sergio Aguero oo kulankii ugu dambeeyey ee Premier League ah u saftay kooxdaas oo uu muddo 11 sannadood ah u…

QIIMAYN: 50ka Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsanaa Taariikhda Premier League

Halyeygii Arsenal ee Thierry Henry ayaa loo magacaabay weeraryahankii ugu wanaagsanaa taariikhda horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, waxaana uu ka horreeyaa halyeygii Newcastle iyo xulka qaranka England ee Alan Shearar.Henry oo ay da’diisu tahay 43 jir ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii ugu fiicnaa ee qarniga 21aad ee afka hore ee weerarka, waxaana uu dhowaan ka mid noqday xiddigaha la geliyey ‘Premier League Hall of Fame’ oo hadda la sameeyey, isla markaana lagu ururinayo ciyaaryahannadii ugu wanaagsanaa, waxaanay…

Isku-aadka Champions League Ee Xilli-ciyaareedka Dambe Iyo Kooxaha

Isku-aadka tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe  ayaa durba qish laga sii helayaa kaddib markii ay soo dhamaadeen xilli ciyaareedyada horyaallada qaaradda Yurub oo Axaddii lasoo gunaanaday.Liverpool ayaa ku jirta dhalada/quraaradda (Pot) 2, inkasta oo ay ku dhamaysatay kaalinta saddexaad ee  horyaalka Premier League, waxaanay ka badbaadday in ay soo gasho dhalada/quraadda 3aad, taas  oo ku beegi lahayd laba kooxood oo kale oo waaweyn oo ay isku group noqon lahaayeen tartanka Champions League ee xilli…

The AU expresses remorse for Somalia’s rejection of Mahama as a special envoy

The AU expresses remorse for Somalia's rejection of Mahama as a special envoy ADDIS ABEBA - Days after the federal government in Somalia openly opposed the appointment of former Ghanaian President John Mahama as high-ranking representative of the Somali conflict, the African Union has expressed remorse and called the move an "unsurpassed" disappointment. The African Union had chosen Mahama for…

RASMI: Napoli Oo Qaabkii Ugu Xumaa Shaqada Uga Caydhisay Tababare

Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa shaqada ka eriday tababaraheedii Gennaro Gattuso kaddib barbarro 1-1 ah oo ay xalay la galeen Hellas Verona, taas oo sababtay in ay ka hadhaan tartanka Champions League oo ay kaalinta shanaad kaga dhamaystaan horyaalka Serie A.Napoli ayaa kaliya u baahnayd in ay guuleysato si ay ugu dhamaysato kaalinta afraad oo ay uga qayb-geli karto tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe, laakiin waxay la  kulmeen barbarro niyad-jab ah, taas oo fursad siisay Juventus oo booska afraad soo…

Immisa Lacag Ah Ayaa La Siinayaa Kooxaha Horyaalka Premier League? –

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa lasoo gabogabeeyey Axaddii iyadoo kaalmaha saddexaad iyo afraad ay soo kala galeen Liverpool iyo Chelsea oo iska dhex-saaray Leicester  City oo shanaad u degtay.Manchester City ayaa ugu dambayntii la guddoonsiiyey koobka horyaalka Premier League oo ay kasoo ceshatay Liverpool oo xilli ciyaareedkii hore ka qaadatay, laakiin xilli ciyaareed adag oo ay soo martay kaalinta saddexaad ku dhamaysatay kulankii ugu dambeeyey.Liverpool oo in muddo ah ka maqnayd afarta sare ayaa guul…

a female member of the Sovereign Council resigns

In Sudan, one of the two female members of the Sovereign Council - the body leading the country's transition - has resigned. Aisha Moussa El Saeed condemns the exclusion of civilians from institutions. Sudan's sovereign council,consists of 14 members - civilians and soldiers - led by General Abdel Fattah al-Burhan. The members…