Surprising Side Effects of Not Getting Enough Vitamin D, Says

There are many health benefits of taking a vitamin D supplement. From supporting your immune system and helping fight off infectious diseases (such as COVID-19) to improving mental health, the vitamin is not one to leave out in your diet. Below, we pinpoint four surprising side effects you likely wouldn't have thought could occur from having insufficient vitamin D levels. Then, be sure to check out The One Vitamin Doctors Are Urging Everyone to Take Right Now.…

Dani Alves Oo Shaaciyey Dalab Uu Ka Helay Premier League Oo Uu Ka

Halyeyga reer Brazil ee Dani Alves ayaa soo bandhigay dalab uu ka helay horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo uu iska beer-darreeyey, kaas oo uu illaa hadda ka qoomamoonayo in uu ka faa’iidaysan waayey.Dani Alves waxa uu ku guuleystay wax walba oo heer kooxeed ah, waxaana uu hoggaaminayaa liiska ciyaartoyda ugu koobabka badan dunida, isagoo ka ciyaaray saddex ka mid ah horyaallada waaweyn. LaLiga, Serie A iyo Ligue 1 ayuu hantiyey, waxa kale oo uu ku guuleystay Champions League waqtigii uu joogay Barcelona,…

QIIMAYN: Kane, Fernandes, Salah – SHANTII Xiddig Ee Ugu Wanaagsanaa

Xilli ciyaareedka 2020/21 ee horyaalka Premier League wuu dhamaaday, waxaana hadda la sugayaa in la magacaabo xiddigihii ugu wanaagsanaa horyaalka iyo boos walba laacibkii ugu qiimaynta sarreeyey.Iyadoo lagu mashquulsan yahay u diyaar-garowga tartanka Euro 2020, waxa aanu qormadan ku eegaynaa qiimayn lagu sameeyey ciyaaryahannadii ugu fiicnaa boos walba, kuwaas oo laga soo qaaday min shantii laacib ee ugu fiicnaa.Qiimayntan oo ay samaysay warbaahinta GMS, ayaa waxa ku jira shan goolhaye, shan difaac dhexe, shan difaac midig,…

Chelsea mise Man City – Wesley Sneijder Oo Saadaaliyey Finalka

Halyeygii khadka dhexe ee reer Netherlands ee Wesley Sneijder ayaa saadaal ka bixiyey kulanka finalka Champions League ee ay Sabtida wada ciyaari doonaan Chelsea iyo Manchester City.Wesley Sneijder oo Champions League kula guuleystay Inter Milan sannadkii 2010, waqtiyo wanaagsanna kusoo qaatay Tottenham iyo Real Madrid ayaa waxa uu aaminsan yahay in kooxda tababare Thomas Tuchel ay leedahay awood ay ku jiidho Man Citiy finalka Champions League.Blues ayaa laba jeer oo hore soo garaacday Man City xilli ciyaareedkan intii uu…

Maxay Ahayd Hadiyaddii Uu Thiago Silva U Diray John Terry, Muxuuse

Halyeygii Chelsea ee John Terry ayaa u mahad-celiyey difaaca reer Brazil ee Thiago Silva oo hadiyad u diray kaddib markii uu soo dhamaaday xilli ciyaareedka Premier League ee  2020-21.Thiago Silva ayaa dhamaystay kulankii  ugu dambeeyey horyaalka Premier League ee ay la ciyaareen Aston Villa, waxaana markii ay soo dhamaatay ciyaartaasi uu John Terry oo ah tababare ku-xigeenka Aston Villa uu guddoonsiiyey garankii uu ku ciyaaray kulanka, kaas oo uu hadiyad uga  dhigay.John Terry ayaa aad ugu farxad hadiyaddaas oo uu u arkay…

an “unacceptable coup” for the EU

"An unacceptable coup": European leaders "strongly condemned the arrest of Mali's president and his prime minister," Emmanuel Macron said on Tuesday at the end of a European summit in which France called for an emergency meeting of the UN Security Council. "We are ready to take the targeted sanctions against the main characters,…

Xiddiga Ku Fashilmay Arsenal Ee Willian Oo Diyaar U Ah Inuu Dib Ugu

Xiddiga reer Brazil ee Willian ayaa doonaya in uu iskaga tago Arsenal, dibna uu ugu laabto kooxdiisii hore ee Chelsea xagaagan.Willian ayaa si xor ah uga tegay Stamford Bridge oo uu toddoba sannadood joogay, waxaana sababta uu uga baxay kooxdu ay ahayd in uu dalbaday heshiis saddexsannadood ah oo ay kooxduna ka diidday.Laacibkan ayaa Arsenal ugu biiray heshiiskii ay Chelsea ka diidday ee saddexda sannadood ahaa, laakiin dhibaato badan ayaa ku qabsatay Emirates Stadium, waxaana 37 kulan oo uu kasoo muuqday uu dhaliyey hal…

WARBIXIN: Barcelona Oo TOBBAN Xiddig Xaraashaysa Suuqa Xagaaga

Madaxweynaha cusub ee kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa lagu soo warramayaa inuu ilaa tobban ciyaaryahan kooxdaasi ka diri karo suuqa xagaaga sanadkan.Kooxda tababare Ronald Koeman tababaraha ka yahay ayaa la filayaa inay isbedel weyn ku samayso safkeeda xagaaga kaddib markii ay booska saddexaad kaga dhammaysatay miiska kala sarreynta La Liga isla markaana wareega 16-ka kaga hadheen Champions League.Waxaa la filayaa in xiddigo kooxda ah oo la iibiyaa ay ka caawin doonto kooxdu inay dhaqaale ahaan awood u yeelan doonto…

in Goma, the earth continues to shake

Three days now after the eruption of Nyiragongo, violent repeated earthquakes continue to shake Goma. A building has also partially collapsed this Tuesday, May 25 in the morning. A crack a few centimeters wide but several hundred meters long divided the land in the western part of the city. A climate of panic continues to reign in place.…

CAJIIB: Wali Ma Is Weydiisay Sida Uu Noqon Lahaa Miiska Kala Sarreynta

Xilli ciyaareedkii 2020-21 ee horyaalka Premier League ayaa ugu dambayn soo dhammaaday iyadoo hadda 20-kii kooxood ee tartamayay si buuxda u kala calaf-qaadeen isla markaana dhammaantood ogsoon yihiin boosaska ay ku kala dhammaysteen.Xilli ciyaareedka ayaa dhab ahaan ahaa mid adag marka la eego mashquulka kulamada oo ahaa kuwo xidhiidh ah halka ay sidoo kale la’aanta jamaahiirtu wax qariib ah ahayd.Si kastaba, waxa kasoo hadhay xilli ciyaareedkii hore ayaa ah aalada Video Assistant Refree (V.A.R), tiknoolajiyadaas cusub ayaa…