In the spotlight: Emmanuel Macron talks to Africa

"Immigration, terrorism, colonization ... Macron's confidence in Africa", river interview granted JDD by the French president alongside his trip this week to Rwanda and South Africa. "Emmanuel Macron takes stock of his African policies. He particularly insists on the migratory consequences for Europe of a collective failure to reinvest massively in Africa ", writes JDD ... He" calls on Europe to erase part of the African…

Muxuu N’Golo Kante Ka Yidhi Inuu U Qalmo Abaal-marinta Xiddiga

N’Golo Kante ayaa iska fogeeyey soo-jeedimaha sheegaya, in isagu uu u qalmo in la guddoonsiiyo abaal-marinta xiddiga adduunka ee N’Golo Kante ee sannadkan, kaddib markii uu kooxdiisa Chelsea la qaaday Champions League iyadoo uu wacdaro ka dhigay ciyaartii u dambaysay ee ay Man City ku garaaceen.N’Golo Kante ayaa ahaa xiddigii ugu wanaagsanaa kulamadii semi-finalka ee ay Real Madrid kusoo garaaceen iyo xiddiga ciyaartii finalka ee la guddoonsiiyey abaal-marinta Man of the Match.Garoonka Estadio do Dragao ayaa ahaa mid uu ku…

Thomas Tuchel Oo Daboolka Ka Qaaday Ballan-qaad Uu Mulkiilaha Chelsea

Mulkiilaha Chelsea ee Roman Abramovich ayaa usoo degay garoonka gudihiisa markii ay kooxdiisu ku guuleysatay Champions League, waxaana dabbaal-degga iyo farxadda kaddib uu waqti la qaatay tababare Thomas Tuchel oo uu u sameeyey ballan-qaad.Tababaraha reer Germany ee Thomas Tuchel iyo Abramovich ayaa kulan ku yeeshay gudaha garoonka kubadda cagta Estadio do Dragao, laakiin ma ahayn xilli ay ka wada hadli karaan arrimo ka baxsan inay iskugu hambalyeeyaan guusha, sidaas oo ay tahay, Abramovich ayaa kulankaas uga faa’iidaystay…

PM Abiy Ahmed and Eritrea’s Afwerki were dragged into the Tigray genocide

PM Abiy Ahmed and Eritrea's Afwerki were dragged into the Tigray genocide ADDIS ABEBA - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Eritrean President Isaias Afwerki should take full responsibility for the ongoing massacre in the Tigray region, a doctor working in the war-torn area has suggested amid the escalating humanitarian crisis in the Horn of Africa. . Goitom Aregawi, also known as activist…

Iska Illow N’Golo Kante, Kai & Rudiger: Rio Ferdinand Oo Magacaabay

Halyeygii hore ee Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa magacaabay xiddigii ugu wanaagsanaa ciyaartoyda Chelsea kulankii finalka Champions League ee ay koobka kaga qaadeen Macnehster City.Blues ayaa 1-0 kaga adkaatay Manchester City, waxaanay gacanta ku dhigtay koobkeedii labaad ee Champions League ah iyadoo markii ugu horreysay ee ay hanato ay ahayd 2012 oo ay Bayern Munich ka qaadday.Kai Havertz ayaa dhaliyey goolka madiga ah ee kulanka  ee guusha u horseeday Chelsea, taas  oo ahayd kubbad  uu usoo dhiibay Mason Mount oo…

“Waxa Aan Ku Dhaaranayaa, In Kante Uu Yahay Binu-aadka Ugu Wanagsan

N’Golo Kante ayaa la guddoonsiiyey abaal-marinta xiddigii ugu wanaagsanaa garoonka, kulankii finalka Champions League ee ay ku garaaceen Manchester City, waxaanu ahaa laacibka qabsadayy khadka dhexe ee ciyaarta hagayey.Xiddigan gaaban ee dhererkiisu yahay 5-ta fiid iyo 6-da inji ayaa meel kasta oo garoonka ah ordayay, waxaana uu kubbado halis ah geynayay xerada ganaaxa City agteeda halka uu ahaa ciyaartoyga kubbadaha ugu badan ka dilayay City, iyadoo sidii la filayay aanu u muuqanin Jorginho oo la arkayay in uu haftay halka…

Rwanda in the spotlight – Headliners of

This week, Denise Époté presents two main headlines. Starting with the French-Gabonese Selena Souah, who set out to democratize internet access on the continent thanks to her company based in Rwanda. Secondly, the young Rwandan agro-entrepreneur Dieudonné Twahirwa, who made chili the first export product in Rwanda. .

Pep Guardiola Oo Sharraxay Go’aan Ka Yaabiyey Thomas Tuchel Xalay,

Pep Guardiola ayaa sharraxaad ka bixiyey go’aan uu qaatay kulankii xalay ay kooxdiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee  finalka Champions League, taas oo ay 1-0 ku badisay Chelsea oo ku guuleysatay koobkan markeedii labaad.Tababaraha reer Spain ayaa go’aan layaab lahaa qaatay, waxaana uu kaydka geliyey ciyaartoyda kubbad-burburiyeyaasha, waxaanay taasi faa’iido u noqotay Chelsea oo khadka dhexe ku awood roonaatay.Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa qirtay inuu la yaabay Guardiola markii uu shaxdiisa ka waayey Fernandinho,…

Somalia’s army chief survives bombing; 52 militants killed in Ops

Somalia's army chief survives bombing; 52 militants killed in Ops MOGADISHU, Somalia - In what could be a major step towards taking security responsibility in Somalia, the Somali National Army continued a force against Al-Shabaab over the weekend, claiming victories in two separate operations in central and southern parts of the country. Al-Shabaab still controls large parts of the countryside in…