In the spotlight: Mali is banished from institutions

In response to last week's coup, the African Union lifted Mali's membership yesterday, Tuesday 1 June, and threatened sanctions if a civilian-led government is not re-established.A sanction that complies with ECOWAS's points Mali Tribune. "The subregional organization did not go in the direction of financial sanctions announced by some observers. It was limited to political sanctions. That is, Assimi Goïta will remain…

Waxa Uu Madaxweynaha Barca Laporta Ku Sameeyay Ronald Koeman Waa

Ronald de Boer ayaa carabka ku adkeeyay in sida uu madaxweynaha Barcelona Joan Laporta u la dhaqmayo tababare Ronald Koeman inay tahay xirfadlenimo xum.Ninka reer Holland ayaa aaminsan in Koeman uu shaqo aad u fiican ka qabtay Barcelona xilli ciyaareedkii la soo dhaafay islamarkaana uu mudan yahay in fursad loo siiyo inuu kooxda hogaamiyo xilli ciyaareedka soo socda ee 2021-22.Laporta ayaa dhamaadkii xilli ciyaareedka u sheegay Koeman inuu 15 maalmood gudaheed kaga fekeri doona waxa uu ka sameyn doono haddii uu ceyrinayo iyo…

Mbappe, Sterling, De Bruyne – 11ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Koobka

11ka bishaan Juun waxaa bilaaban doona ciyaaraha Qaramada Yurub ee Euro 2020 oo sannadkii la soo dhaafay u baaqday cudurka safmarka ah ee Korona Fayras.Xiddigo waa weyn iyo xiddigo mustaqbal leh ayaa ka soo muuqan doona tartanka sannadkan iyadoo la filayo inuu noqon doono mid xiiso iyo xamaasad leh.Hadaba shabakada uruurisa xogta iyo qiimaha ciyaartoyda ee Transfermrkt ayaa soo saartay shaxda xiddigaha ugu qiimaha badan ee ka soo muuqan doona tartanka Euro 2020 xagaagan.Xulka England ayaa shaxda u badan iyagoo leh seddex…

Carlo Ancelotti Oo Xiddig Caan Ah Ka Dhiganaya Caawiyihiisa Shaqada

Iyadoo la xaqiijiyay in Carlo Ancelotti uu ku laabtay Real Madrid, waxaa isna xarunta kooxda ku soo laabanayo waji la yaqaano oo noqonaya caawiyihiisa koowaad.Waxaa haatan la dhisayaa shaqaalaha tababarka ee Ancelotti kala shaqeyn lahaa Los Blancos iyadoo xiddigii hore ee Madrid iyo Liverpool Alvaro Arbeloa uu ugu cadcad yahay inuu noqdo gacantiisa midig. Arbeloa ayaa lagu yaqaanaa inuu yahay nin Real Madrid aad u jecel, iyadoo taageerayaasha ay soo dhaweyn doonaan magacaabistiisa.Arbeloa ayaa bedeli doona Fernando Hierro…

Following the alleged massacre, Ethiopia says it is moving fast to recover

Following the alleged massacre, Ethiopia says it is moving fast to restore order in Tigray ADDIS ABABA, Ethiopia - Ethiopian authorities are keen to restore peace and stability to the Tigray region, which has now emerged, months after the assassination, which killed thousands of government critics, leading to massive international condemnation. The Tigray crisis shocked the world after reports…

Barcelona, Real Madrid Iyo Juventus Oo Laga Mamnuucayo Champions

Kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Juventus ayaa laga mamnuuci doonaa Champions League todobaadkan sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Talyaaniga.Seddexda kooxood ee waa weyn ee reer Yurub ayaa wajahaya ganaaxyo madaama ay qeyb ka ahaa qorshihii fashilmay ee lagu dhisayay horyaalka European Super League.Waxay seddexaadaan kooxood ku adkeysanayaan inay xaq u leeyihiin inay dhistaan tartan cusub, halka UEFA iyo FIFA ay ku doodayaan inaysan xaq u laheyn talaabadii ay qaadeen.12kii kooxood ee ku heshiiyay inay sameystaan…

Jubaland submits the names of election officials when the election convenes

Jubaland submits the names of election officials when the elections gather in Somalia MOGADISHU, Somalia - The reality of holding elections in Somalia continues to gather momentum after some hiccups that were necessary from a dead end that was accused of Villa Somalia but which has since been fixed after the signing of the agreement before the election. Last week, leaders of the federal…

B. Smets, volcanologist: “No one could have it

It is the most dangerous volcano in Africa. At the border between the Democratic Republic of Congo and Rwanda, ten days after the outbreak, Nyiragongo seems to be calming down. But the crisis unit in northern Kivu confirms that "the danger is permanent" and asks the people of Goma to remain "vigilant". What are the current risks for Goma residents? The Belgian volcanologist Benoît Smets is a researcher at the Royal Museum for Central Africa in Tervuren and teaches at the University of Brussels. Since May 30, he has been…

Rio Ferdinand Oo Qalad Weyn Ku Tilmaanay In Xulka England Looga Soo

Rio Ferdinand ayaa aaminsan in Gareth Southgate uu ku qaldanaa inuu kabtanka Manchester United Harry Maguire ku darsado xulkiisa England ee ka qeybgalaya tartanka Euro 2020 ee xagaagan dhacaya.Southgate ayaa shalay oo Talaado aheyd ku dhawaaqay 26ka xiddig ee England ku matalaya ciyaaraha Qaramada Yurub iyadoo Maguire lagu soo daray inkastoo uu dhaawac yahay.28 jirkaan ayaa seegay shantii kulan ee ugu danbeysay ee Manchester United ee ay ku jirtay finalkii Europa League ee ay guuldarada ka soo gaartay ka dib dhaawac xun oo…

John Numbi officially declared a deserter

The relatives of Floribert Chebeya and Fidèle Bazana celebrated on Tuesday, June 1, the 11th anniversary of the murder of the two human rights activists after the police call. The next day, June 2, the body of the former body was found; the other has not been until today. Following revelations on our antenna, the organization Voice of the Voiceless submitted a memorandum to the Presidency of the…