Mesut Ozil Oo Hadalkii Ugu Horreeyey Kasoo Yeedhay Tan Iyo
Xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil ayaa markii ugu horreysay hadlay tan iyo markii laga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal ee ka qayb-geli…
Xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil ayaa markii ugu horreysay hadlay tan iyo markii laga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal ee ka qayb-geli…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Paul Pogba oo qandaraaskiisa Old Trafford ka hadhsan yahay wax ka yar sannad ayaa…
Markii uu Jurgen Klopp la wareegay shaqada Liverpool maanta oo kale shan sannadood ka hor oo ahayd October 2015, Sir Alex Ferguson…
Frank Lampard ayaa shaaciyey liiska ciyaartoyda Chelsea uga qayb-geli doona tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaanu kusoo daray laacibiinta dibedyaalka ah…
Ugu badnaan 16,250 saxeex ayaa loo baahnaa si mooshin maamuus ka xayuubin ah loogu madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona, laakiin tirada la…
Weeraryahanka Olivier Giroud ayaa jabiyey rikoodhkii gool-dhalinta xulka qaranka France ee Michel Platini, kaddib markii uu laba gool u saxeexay waddankiisa kulankii…
Arsenal ayaa albaabada u laabtay xarunteedii kulliyadda da’yarta ee Hale End kaddib markii xubno ka mid ah shaqaalaha laga helay xanuunka Korona…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dhibbane u noqotay budhcadda Internet-ka, waxaana loo dhacay guud ahaan xisaabaadkeedii, email-ladeedii, macluumaadkeedii muhiimka ahaa iyo…
Xulka qaranka France ayaa xasuuqay dhiggiisa Ukraine oo ay isku haleeleen kulan saaxiibtinimo oo ka dhacay garoonka qaranka ee Stade de France…
Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaan isku soo gaadhin garoonka gudihiisa kulan saaxiibtinimo oo barbarro goolal la’aan ah ay ku kala baxeen…
Waddamada Portugal iyo Spain ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay u tartamayaan martigelinta Koobka Adduunka ee 2030. Xidhiidhada kubadda cagta…