FIFA Oo Liverpool Siinaysa Lacag Magdhow Ah Kaddib Dhaawacii
Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa bixinaya lacag magdhow ah oo la siinayo kooxda kubadda cagta Liverpool kaddib markii uu kulamada…
Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa bixinaya lacag magdhow ah oo la siinayo kooxda kubadda cagta Liverpool kaddib markii uu kulamada…
Halyeygii Manchester United ee Andrew Cole ayaa lasoo baxay shantii weeraryahan ee ugu wanaagsanaa taariikhda horyaalka Premier League, waxaanu liiskan ka reebay…
Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah waxa ka muuqda calaamado yaryar oo xanuunka Korona Fayraska ah, sida uu sheegay dhakhtarka xulka qaranka Masar.…
Tababareyaasha lacagta ugu badan suuqa geliyey sannadihii tobanka ahaa ee ugu dambeeyey ayaa lasoo bandhigay, waxaana hormood u ah macallimiinta ugu waaweyn…
Tababaraha xulka qaranka England ayaa la sheegay in bishii hore uu ku dhacay xanuunka Korona Fayras, isla markaana ay ka muuqdeen astaamaha…
Goolhayaha Juventus iyo xulka qaranka Talyaaniga ee Gianluigi Buffon ayaa loo doortay goolhayihii ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta abid, sida ay taageereyaasha…
Xiddiga Real Madrid ee Luka Modric ayaa laga baadhay xanuunka Korona Fayras kaddib markii uu fayraskani ku dhacay saaxiibkii Domagoj Vida oo…
Tababaraha xulka qaranka France, Didier Deschamps ayaa shaaciyey in kubadda sameeyaha waddankiisa ee Paul Pogba uu waqtigan ku jiro dhibaata maskaxeeda oo…
Cesc Fabregas ayaa ku dooday in laba ciyaartoy oo kooxdiisii hore ee Arsenal ah ay u ciyaari karayeen Barcelona, kuwaas oo uu…
Luis Figo ayaa soo jeediyey in qalbiga Lionel Messi uu dhaafsiisan yahay Barcelona oo uu yahay mid meel kale jira, xilli uu…
Liverpool ayay ka maqan yihiin saddex ka mid ah difaacyadii rasmiga ahaa ee sida rigliga ah ugu soo bilaaban jiray, waxaana afartii…