Wasiir JAMAL oo weerar ku qaaday Deni, shaaciyeyna qorshe uu…
Muqdisho (Axadle) – Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xil-gaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan oo qoraal soo dhigay bartiise Twitter-ka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha…
Muqdisho (Axadle) – Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xil-gaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan oo qoraal soo dhigay bartiise Twitter-ka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha…
Bacaadweyn (Axadle) – Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu kaga hadlay dagaaladii ciidamada…
Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegaysa in safarka uu maanta ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble uu ku…
Baku (Axadle) – Armenia iyo Azerbaijan ayaa Talaadadii isdhaafsaday eedeymo ku saabsan cidda billowday iska horimaad askar ay uga dhaawacmeen labada dhinac…
Kismaayo (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ee axadle KMG ah ee dowlad goboleedka…
Muqdisho (Axadle) – Dhaqtar Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Xabeeb) oo ah maamulaha hay’adda Xabeeb Mental Health Foundation oo wareysi gaar ah siiyey telefishinka…
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd oo maanta ah u ambabaxay magaalada Kismaayo ee axadle KMG…
Garoowe (Axadle) – Taliska ciidanka Asluubta dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahiyey sida uu u baxsday Axmed Cabdi Jaamac oo ku xirnaa…
Muqdisho (Axadle) – Waxgaradka beesha Ebakar-gaab Macalin Dhiblaawe oo ka mid ah beesha Waceysle ee Abgaal maanta shir jaraa’id ku qabtay Caasimadda…
Addis Ababa (Axadle) – Wasiirka waraabka dalka Masar ayaa sheegay in Isniintii uu ka helay ogeysiis rasmi ah dalka Itoobiya, kaas oo…
Muqdisho (Axadle) – Sida ay ogaatay Axadle, khilaaf culus iyo is mari-waa xoog leh ayaa maanta ka dhashay doorashadii guddoonka guddiga doorashada…