Ireland: Baasaboorka Somalia oo la kala siisanayo $488 – Caa…

Dublin (Axadle) – Soomaalida ku nool dalka Jamhuuriyadda Ireland iyo Gobolka Waqooyiga Ireland ee UK ayaa ka cabanaya lacag dul saar ah oo ay sheegeen in looga qaato marka ay baasaboorka Soomaaliga dalbanayaan. Qaar ka mid ah Soomaalida oo lasoo xiriiray Axadle ayaa  arrintan ku eedeyey shaqsiyaad uu hormuud u yahay sarkaal ka socda Waaxda Jinsiyadaha iyo Socdaalka ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Belgium-ka. Sarkaalkaan oo iminka ku sugan…

Xog: Lafta-gareen oo amray in lasoo xiro xubno ka mid ah maa…

Wanla-weyn (Axadle) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa la sheegay in uu bixiyay amar lagu soo xirayo guddoomiyaha degmada Wanla-weyn iyo ku-xigeenkiisa Arrimaha Bulshada, kadib markii uu dagaal culus ku dhaxmaray degmada.  Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in masuuliyiin ka tirsan ciidamada amniga, maxkamada ciidamada qalabka sida iyo maamulka…

Laba qodob oo la isku hayo oo dib u dhigay in lasoo geba-geb…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa maanta dib u dhacay qorshihii ahaa in la soo gaba-gabeeyo shirka madaxda Soomaalida uga socda Caasimadda Muqdisho, kaasoo looga hadlayay arrimaha doorashada Soomaaliya.  Sida uu shalay shaaciyay wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale, shirka ayaa la qorsheeyay in maanta la soo gaba-gabeeyo islamarkaana laga soo saaro war-murtiyeed kadibna loo dhaqaaqo doorashada Soomaaliya.  Hase yeeshee Ilo wareedyo muhiim…

Deni oo go’aan kasoo saaray haddii dadka kasoo jeeda K/Galbe…

Garowe (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday in dadka kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ee ku nool deegaanada Puntland ay xaq u leeyihiin inay ka qeyb qaataan codeynta doorashada. Saciid Deni wuxuu sidoo kale sheegay in aysan carqaladeyn doonin qaab walba oo ay dadka kasoo cararay durufaha ka jira koonfurta Soomaaliya ay ku helayaan xuquqda ay ku leyahiin dhulka ay ku nool yahiin.…

Kulan lagu xalinayo xiisad taagan oo u socda Cabdi Xaashi, A…

Muqdisho (Axadle) –Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotel oo ku dhex yaalla Xalane, kaas looga wadahadlayo sidii xal looga gaari lahaa muranka ka taagan hanaanka loo soo magacaabayo xubnaha guddiyada doorashada ka soo gelaya gobollada waqooyi ee Somaliland. Arrinta Somaliland ayaa ka mid ah qodobada ugu adag shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee…

Xog: Ninkii ka dambeeyay dilka kaaliyaashii iyo askartii Guu…

Jowhar (Axadle) – Saraakiil ka tirsan booliska HirShabeelle iyo xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle ayaa Axadle u xaqiijiyay in lasoo qabtay nin ay ku tilmaameen dilaa shiish badan oo ka tirsanaa maleeshiyaadkii Macawiisleyda ee soo wareeray Jowhar.  Xubnanaha aan la hadalnay ayaa sheegay in qaar kamid ah ciidamadii amniga ee xafiiska Madaxweynaha dhaawaceen ninkaan oo kahor inta aan…

Garabka Cabdi Xaashi ee xildhibaanada waqooyi oo sheegtay he…

Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa looga hadlay waxyaabihii kasoo baxay kulankii ay la qaateyn garabka uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda xil-garsiinta Mahdi Guuleed. Garabka Cabdi Xaashi ayaa sheegay in kulankaas la isku afgartay illaa 3 qodob sidoo…

Mareykanka oo ku dhowaaqay xayiraado ka dhan ah Ethiopia – C…

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogeysa kaalmada dhaqaale iyo amni ee ay siiso Ethiopia sababo la xiriira eedo gaboodfallo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo dhacay intii uu socday dagaalkii gobolka Tigray, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay Axaddii soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka.  Waxay sidoo kale xayiraad saareysaa saraakiil hore iyo kuwa hadda xilalka haya ee dalalka Ethiopia ama Eritrea, kuwaasi oo…

Culimada Soomaaliyeed oo afar qodob kasoo saaray shirka door…

Muqdisho (Axadle) – Culimada Soomalaiyeed ayaa maanta bayaan ka kooban afar qodob kasoo saaray shirka wada-tashiga qaran ee haatan Caasimadda Muqdisho uga socdo madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka. Kulan ay isugu yimaadeen Majmaca hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si gaar ah waxay farriin ugu direen hoggaamiyeesha Soomaaliya ee ku shirsan Teendhada Afisyoone, si go’aan rasmi ah looga soo saaro is mari-waaga…

XF Soomaaliya oo ‘dhibsatay’ magaca Teendhada Afisyoone + Sa…

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sharraxaad ka bixiyey ereyga ‘Teendhada Afisyoone’ oo beryihii dambe ay si weyn u adeegsaneysay warbaahinta, maadaama uu ka socdo shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka. Macalimuu oo qoraalkiisa ay ka muuaqatay in xukuumadda Soomaaliya ay ‘dhibsatay’ magacaasi ayaa sheegay in Afisyoone aysan aheyn…