DF oo sheegtay in heshiis laga gaaray doorashooyinka – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta shir gaar ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, waxaana hor tegay oo khudbado ka jeediyey xubno ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Ugu horeyn wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa khudbadiisii uu ka hor jeediyey Golaha Ammaanka waxa uu ku sheegay in heshiis laga…

Daawo: Goorta lasoo xirayo shirka Afisyooni oo la shaaciyey …

Muqdisho (Axadle) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa galay maalintiisi afraad, waxaana laga gaaray natiijo wanaagsan, sida uu shaaciyey xafiiska Rooble. Shirkan waxaa lagu wadaa in lasoo xiro maalinta Khamiista ah ee soo aadan, waxaana la isku afgartay inta badan qodobadii la isku hayey. Af-hayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macallimuu oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey shirka oo maanta…

HirShabelle oo xirtay xaaska hogaamiyaha maleeshiyadii soo w…

Jowhar (Axadle) – Ciidamada Booliska Maamulka HirShabeelle ayaa wali wada baaritaano la xariira dadkii ka dambeeyay ama ku lug-lahaa dagaalkii Arbacadii ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka HirShabeelle, kaasoo lagu dilay in kabadan 10 qof oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsan xafiiska Madaxtooyada.  Ciidanka Booliska ayaa baadi goobaya shaqsiyaad loo tilmaamay kuwaas oo wax…

Xog cusub oo laga helayo baaritaanka ganacsadihii Soomaaliga…

Nairobi (Axadle) – Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahisay faah-faahino dheeriya oo laga helayo baaritaano lagu sameeyay meydka ganacsade Bashir Maxamed Gaboobe oo dhawaan meydkiisa laga helay goob duur ah oo ku taalla deegaanka Mwea ee dalka Kenya. Baaritaano la sameeyay ayaa muujinaya in ganacsadaha la jirdilay ka hor inta aanan la ceejin, ayada oo meesha laga saaray in wax rasaas ah loo adeegsaday, waxaase jira garaafooyin u eg in dhulka lagu…

Sawirro: Askari Kenyan ah oo u afduuban Al-Shabaab oo farrii…

Muqdisho (Axadle) – Muuqaal cusub oo ay soo saartay garabka Warbaahinta ee Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo bandhigay mid kamid ah askarti ciidanka Kenya ee lagu qabtay dagaalkii Ceel-Cadde ee dhacay sanaddii 2016. Gerishon W. Wesike oo ah maxbuus gacanta ugu jira Al-Shabaab ayaa farriimo u diray Uhuru Kenyatta iyo shacabka Kenya, sido kalana wuxuu ka hadlay howlgalka AMISOM oo ay qeyb ka tahay Dowladda Kenya. Askarigaan ayaa sheegay in dowladiisa…

Wariyeyaal ka tirsan BBC oo shaqada laga joojiyay oo u dacwo…

Nairobi (Axadle) – Sida uu qoray wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalda Nairobi, laba kamid ah wariyeyaasha ka howlgala laanta af Soomaaliga ee BBC-da oo xaruntoodu tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maxkamad ku taalla dalkaasi u gudbiyay dacwad ka dhan ah xafiiska BBC Maamulka idaacadda BBC-da ayaa shaqada ka joojiyay wariyeyaasha Maxamuud Cali Maxamed iyo Bashiir…

Xog: Cabdi Xaashi oo hal arrin ka diiday Rooble – Caasimada …

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha aqalka sare isla markaasna ah Guddoomiyaha siyaasiyiinta Somaliland sidoo kalana ah guddoomiyaha madasha Badbaado qaran Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shalay la kulmay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Sida ay xogta ku heshay shabakadda Axadle, Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa la sheegay in isaga iyo Siyaasiyinta Somaliland ay iska diideyn dalabka Ra’isulwasaare Rooble ee ku saabsanaa qoondada laga siiyey…

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka doorashooyinka oo galay maa…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka doorashooyinka ee u dhexeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, kaas oo Sabtidii lasoo dhaafay ka furmay Teendhada Afisyoone ee ku dhex-taalla Xalane. Shirkan oo galay maalintiisii labaad ayaa wuxuu u dhexeeyaa ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya oo isugu soo qaban qaabiyey, duqa Caasimadda Muqdisho iyo hoggaamiyeesha shanta dowlad goboleed ee…

Ganacsade Soomaali ah oo xaaskiisa ay ku dishay dalka Koonfu…

Cape Town (Axadle ) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaali ahaa loogu geystay xaafaddda  Mayfair oo ka tursana magaalada Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika oo Soomaali badan ay nooshahay. Wararka ayaa sheegaya in dilkaas oo loo geystay marxuum Cabdikariin Gigis ay fulisay xaaskiisa oo Koonfur Afrikaan ah, taas oo toogasho ku dishay, xilli uu ku sugnaa hoygiisa. Haweeneyda dilka ka dambeysay oo ay…

Xog: Maxay yihiin ciidamada gaarka ah ee UK ay usoo direyso …

Muqdisho (Axadle) – Dowladda UK ayaa ciidamo gaar ah usoo direysa Soomaaliya, si ay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa AMISOM uga taageeraan la dagaalanka argagixisada.  Wargeyska Express ee kasoo baxa London ayaa baahiyay in UK ay udiri doonto Soomaaliya 250 ka tirsan ciidanka khaaska ah ee UK, kuwaasi oo loo daabuli doono gudaha dalka 12-ka bilood ee soo socda. Wargeyska ayaa sheegay in arrintaan ay daba socoto aas-qaska guutada howl-galka…