Al-Shabaab oo weerar madaafiic ah ku qaaday xero ku taalla B…

Jowhar (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ay markale dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka Shabeelaha, isla-markaana ay ku sugan yihiin ciidanka dowlada & kuwa AMISOM. Weerarka oo ahaa mid loo adeegsaday madaafiic ayaa waxaa lagu ekeeyey xero ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Burudi ay ku leeyihiin gudaha deegaankaasi. Ilo deegaanka ah ayaa Axadle u sheegay in madaafiicda…

Wadaad caan ah iyo walaalkiis oo lagu dilay duleedka Baydhab…

Baydhabo (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xalay deegaan hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay Macalin Cali Bashiir Xasan oo kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed, balse haatan Imaam ka ahaa masjid ku yaalla gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Imaamka iyo walaalkiis oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Bashiir Xasan…

Ciidamada Puntland oo howl-gal ku dilay xubno ka tirsanaa Da…

Garoowe (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta Puntland ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Bari oo ay ku xoogan yihiin kooxaha Al-Shabaab iyo sidoo kale Daacish. Qoraal kasoo baxay taliska PSF-ta ayaa looga hadlay howl-galkaasi, waxaana taliska uu shaaciyey in lagu dilay xubno ka tirsanaa dagaalyahanada…

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay kooxo hubeysan

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gallo ay ciidamada ammaanka saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen gudaha Caasimadda Muqdisho, kuwaas oo lagu sugayey amniga guud ee Axadle. Howl-galladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay kooxo burcad ah oo dhac ka geysanayey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, sida uu shaaciyey Gaashaanle Cabdiftaax Aadan Xasan oo ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Cabdiftaax ayaa shaaca ka qaaday…

Xog: Maamulka dhaqaalaha doorashada oo la isku hayo – Caasim…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa shalay lasoo geba-gebeeyey shirka u dhaxeeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda maamul gobaleedyada iyo guddoomiyaha gobalka Banaadir, ee looga hadlayey arrimaha doorashada Soomaaliya. Shirkaan ayaa lla isku fahmi Dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya iyo iyo sida loo maamulayo, waxaana shirka uu dhammaaday ayada oo aan qodobkaas heshiis laga gaarin. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dooday…

Sheekh Shariif oo billaabay qorshe uu Cali Guudlaawe ku geyn…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna murashax Madaxweyne ee sanadkaan 2021-ka ayaa billaabay in uu xal u raadiyo tabashooyinka ay qabaan qaar kamid ah shacabka gobalka Hiiraan, kuwaasoo si weyn uga soo horjeeda maamulka cusub ee HirShabeelle. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo aad looga qiimeeyo Soomaaliya, gaar ahaan degaanada HirShabeelle, ayaa billaabay in uu la kulmo siyaasiinta iyo odayaasha qaar…

Sawirro: Maxuu ahaa u jeedka kulanka Rooble, mucaaradka iyo …

Muqdisho (Axadle)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo qaar ka mid ah golaha midowga musharaxiinta ayaa caawa kulan gaar ah ku yeeshay Caasimadda Muqdisho. Kulankaan oo ka dhacay guriga uu madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ka degan yahay Caasimadda Muqdisho ayaa ku soo aadaya, iyadoo galabta la soo gaba-gabeeyey, isla markaana jadwal doorasho laga soo saaray shirkii Rooble iyo…

Jaamacadaha Muqdisho oo war kulul kasoo saartay afar arrin o…

Muqdisho (Axadle) – Kulan ay iskugu yimaadeen Madaxda ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano ASU ayaa waxay cabasho xoogan uga muujiyeen tallaabooyin uu kula kacay maamulka gobolka Banaadir. Qoraal ay soo saareen madaxda ururkaas kadib kulamadii ay yeeshen ayaa waxaa lagu sheegay in Xafiisyada Canshuuraha Berriga degmooyinka gobolka Banaadir uu sameeyay…

Aqriso magacyada guddiga dib u heshiisiinta Gedo ee Rooble u…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaare Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isago ka duulaya heshiiskii 27kii May 2021, waxa uu magacaabay Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Geddo oo aysan ku jirin Jubaland. Rooble ayaa Guddiga uu magacaabay wuxuu faray inay si deg deg ah u howl-galaan una bilaabaan arrimaha dib u heshiisiinta Gobolka Gedo, iyagoo wadatashiyo la…

Jadwal cusub oo doorasho iyo go’aano kale oo laga soo saaray…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Wadatashiga ee Doorashada Soomaaliya oo labadii maalin ee ugu dambeysay kulan uga socday Caasimadda Muqdisho ee axadle Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, maadaama jadwalkii hore uu fashilmay. Golaha Wadatashiga ee doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in guddiyada doorashada loo furi doono tababarka isla markaasna ay dooran doonaan hoggaanka 30 June illaa 05 July 2021.…