Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin ci…

Kismaayo (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM iyo Al-Shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamadaasi ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyow, waxaana xigay dagaal culus oo foolka fool…

General Subxaanyo oo ku geeriyooday Caasimadda Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Allaha u naxariistee waxaa saaka gudaha Caasimadda Muqdisho ku geeriyooday Cabduqaadir Cali Mire Diiriye oo loo yaqaanay (General Subxaanyo) kana mid ahaa saraakiisha ciidanka qalabka sida, gaar ahaan ciidamada Asluubta Soomaaliyeed. Marxuumka oo maalmhan xanuunsanaa ayaa saaka ku geeriyooday Caasimadda Muqdisho, waxaana geerida ku timid ka tacsiyeeyey madax kala duwan oo Soomaaliyeed. AUN Subxaano ayaa sidoo kale ka mid ahaa budhigayaashii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Halkan hoose ka aqriso…

Beesha Caalamka oo Cambareyey tallaabo ay qaaday Ethiopia

Mekelle (Axadle) – Cambaareyn iyo qeylo-dhaan caalami ah ayaa ka dhalatay kadib markii dowladda Ethiopia ay qaaday tallaabo ay ku burburisay buundooyin gargaarka loo mariyo gobolka Tigray, maalmo kadib guul-darradii kasoo gaartay gobolka. Ciidamada Tigray ayaa Isniintii dib u qabsaday gobolka kadib markii maamulkii iyo ciidamadii taageersanaa Abiy Ahmed ay ka carareen, sideed bil oo ay haysteen kadib. Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa militariga Ethiopia iyo maleeshiyada Amxaarada ku eedeeyey inay burburiyeen saddex…

Cadaadiska saaran Farmaajo iyo Rooble oo kordhay kadib xogti…

Muqdisho (Axadle) – Cadaadis ayaa mar kale ku kordhaya madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kadib markii Mareykanka uu sheegay in ciidanka Soomaaliya ee la geeyey Eritrea ay ka dagaalameen Ethiopia. Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka, ayaa yiri “Waxaan ka war qabnaa in ciidamo Soomaali ah ay joogeen Itoobiya, laakiin…

Rooble oo war kasoo saaray qaraxii caawa iyo Al-Shabaab oo s…

Muqdisho (Axadle) – Xukuumadda Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa warar kala duwan ka soo saaray qaraxii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay Caasimadda Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Qoraal ka soo baxay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa aad loogu cambaareeyey qaraxaas, “Inta dhimatay Allaha u naxariisto, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Falkan bahalnimada iyo arxan darrida ah…

Sheekh Mukhtaar Roobow oo cuntada ka soomay

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo kala duwan oo ay ku jiraan ehellada Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masnuur ayaa Axadle u xaqiijiyay in maalintii 2-aad uu maanta cuntada ka sooman yahay Abuu Mansuur oo muddo saddex sano ah u xiran dowladda Soomaaliya. Dadka aan la hadalnay oo ah qaraabada Abuu Mansuur ayaa sheegay in shalay subax ilaa caawa uu diiday in uu furo qolkiisa oo dhaxda uga xiran, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan caafimaadkiisa. Yuusuf Xasan Mursal oo qaraabo la ah Abuu Mansuur, sidoo kalane ka…

DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Faah-faahino dheeri ah ayaa laga helayaa Qarax xoogan oo galabtii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan maqaaxi lagu shaaho oo ku taalla isgoyska Jubba ee u dhaxeeya degmooyinka Boondheere iyo Shangaani. Qaraxa oo uu fuliyay qof xiran suunka qaraxa loo adeegsado, ayaa waxaa ku dhimatay ilaa shan ruux, halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacantay, sida ay dad goobjoog ah u sheegen Caasimada Online. Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa dad badan, wuxuuna kusoo aaday qaraxu xili uu…

DF oo dheereysay muddada bixinta ruqsadaha shidaalka xilli a…

Muqdisho (Axadle) – Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa waqti dheeri ah ku dartay xilliga kama dambeysay ah ee shirkadaha caalamiga ah kusoo dalban karaan ruqsadda sahminta shidaalka la rumeysan yahay inuu ku jiro xeebaha Soomaaliya. Hay’adda Batroolka ayaa bishii August 2020 si rasmi ah u daah-furtay wareegga koowaad ee bixinta ruqsadaha, waxaana kadib bishii March la dheereeyey waqtiga ay ku ekeyd, ayada oo lasoo gaarsiiyey 30-ka bishii hadda…

QOOR QOOR oo tagaya WISIL iyo howl-gal ballaaran oo socda – …

Gaalkacyo (Axadle) – Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminaayo oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago deegaanka Wisil oo dhawaan uu ka dhacay weerar ay dad badan ku laayeen kooxda Al-Shabaab. Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa inta uu ku sugnaa Gaalkacyo bilaabay kulamo looga hadlayo xaaladda Amaan ee gobolka Mudug oo maalmihii lasoo dhaafay aad u…

GUDDIGA doorashooyinka heer federaal oo maanta doortay guddo…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo maanta yeeshay kulan rasmi ah ayaa waxay doorteen gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee guddiga. Guddiga ayaa waxay guddoomiye u doorteen Mudane Muuse Geele Yuusuf, kadib markii guddoomiyihii hore ee guddiga, Maxamed Xasan Cirro uu madasha shirka isaga casilay xilkii hore isagoona ku wareejiyey gudoomiyaha ku-meel gaarka…