Eeg Sheekh Shariif: “Ma jiro war, jawaab deg deg ah waa in la bixiyaa”
Muqdisho (Axadle) - Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlaayay Shirka Beelaha Hawiye ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan la aqbali karin in wax laga weydiiyo doorashadii dhawaan ka dhacday dalka.
Wuxuu sheegay in dadka ay u dulqaateen in mudo ah, laakiin hada ay tahay in go’aan deg deg ah la qaato oo doorashada la isku raaco.
"Ku filan dadka Soomaaliyeed waxay u adkeysteen dowladnimada, muddo dheer ayay cod dheer ku hadlayeen, laakiin maanta ma jiro wax war ah, waa in jawaab deg deg ah laga…