Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika, gacan ku dhiigle la toogtay – Axadle
Cape Town (Axadle) Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay lagu dilay duleedka magaalada Cape Town muwaadin Soomaaliyeed iyo ganacsade deegaanka ah.
Maxamed Cabdullaahi Gacaney ayaa lagu dilay tuulada Khayelitsha oo ka tirsan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.
Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Muwaadinkan dhalinyarada ah ee…