Xog: Tallaabo ay qaadeen laba wasiir oo ka dambeysay go’aank…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay amar uu soo saaray awoodda kaga qaaday dhammaan wasaaradaha xukuumadiisa inta lagu guda jiro waqtiga kala guurka ah ee uu dalka ku jiro. Rooble ayaa warqaddiisa ku caddeeyay in go’aankaan uu fududeynayo wada-shaqeynta & isla xisaabtanka Laamaha Dowladda si Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu ula socdo howlaha la qabanayo.…

Doorashada Soomaaliya: Is qab-qabsi hadda iyo kow ah – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Soomaaliya waxay dhowaan galeysaa doorasho guud oo isugu jirto tan baarlamaanka iyo mida madaxweynaha, taas oo lagu saleyn doono heshiiska ay Muqdisho ku gaareen dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Doorashada Soomaaliya ayaa sidoo kale soo martay heerar kala duwan, iyada oo inta badan uu yimaado is qab-qabsi la xiriira tartanka, kaas oo aan marnaba ka marneyn doorashooyinka dhacayo, oo la filayo inay…

Hooyo codeyneysay oo fool ay ku qabatay xaafad ka mid ah mag…

Hargeysa (Axadle) – Hooyo kamid aheyd dadkii codkooda shalay ka dhiibanayay doorashadii ka dhacday Somaliland ayay foosha qabatay xilli ay safka ku jirtay. Hooyadan ayaa waxaa goobta ay ku umushay ee la geeyay ku soo booqday mid ka mid ah musharaxiinta xaafada ay ka codeyneysay kaasoo ay ugu magac dartay wiilkii ay dhashay. Hooyadaan ayaa ku umushay Xannaanada Xaafadda Dami, waxaana si weyn looga hadal hayaa baraha bulshada, iyadoo uu sawirkeeda …

Farmaajo iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo uu khilaaf s…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay Axadle u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa khilaaf soo kala dhaxgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid.  Labadaan mas’uul ayaa isku khilaafay xil ka qaadistii uu Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug Cabdi Waayeel, kadib muran ka dhashay dhismaha Golaha…

Sawirro: Qorshaha kulanka siyaasiyiinta ugu miisaanka culus …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen siyaasyiinta ugu miisaanka culus ee ka soo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo qaarkood sanadihii lasoo dhaafay ay siyaasaddu kala geysay. Kulankaas oo ahaa qado Sharaf uu sameeyey guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha Koofur Galbeed Cbadicasiis…

Sawirro: Midowga Musharaxiinta oo Rooble u gudbiyey liiskii …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Golaha Midowga Musharaxiinta, kuwaas oo warbixin ka siday golaha. Xubnahaan oo kala ahaa Madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ra’iisul wasaaraha u gudbiyey liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada doorashooyinka heer…

Kenya oo ku hanjabtay tallaabo cusub oo la xiriirta duulimaa…

Nairobi (Axadle) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ku hanjabtay inay qaadeyso talllaabo cusub oo ay gebi ahaanba ku joojineyso duulimaadyada Soomaaliya, kuwaas oo hadda u furan hay’adaha QM iyo kuwa gargaarka bani’aadanimo kadib markii laga xiray shacabka.  Kenya ayaa qoraal ay u dirtay ku wargalisay dhammaan ergooyinka Diblomaasiyadeed, Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee ku sugan Nairobi inay ogaatay si qaldan u…

Aqriso Magacyada: Rooble oo magacaabay guddi heer wasiir oo …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda oo ka kooban 8 xubnood islamarkaana ka shaqeyn diyaarinta iyo qabashada xuska maalmaha xoriyadda. Rooble ayaa war-saxaafadeedka uu soo saaray ee u uku magacaabay guddiga, waxa uu ku faray diyaarinta munaasabado muujinaya qiimaha shacabka Soomaaliyeed…

Xukunka Netanyahu ee Israel oo qarka u saaran dhammaad – Caa…

Tel Aviv (Axadle) – Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel, Naftali Bennett ayaa Axaddii sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag suurta-gal ah oo soo afjari karta xukunka ra’iisul wasaarihii ugu muddada dheeraa Israel Benjamin Netanyahu. Sharci-dejiyayaasha kasoo horjeeda hoggaamiyaha garabka midig ee Netanyahu ayaa waxaa u socda wada-hadallo xooggan kahor waqtiga kama dambeysta ah ee Arbacada, oo ay tahay in dowlad cusub lasoo dhiso. Netanyahu oo…

Rooble oo soo saaray amar lagu awood tiray wasiirada xukuuma…

Muqdisho (Axadle) –  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar kusoo rogay dhammaan wasiirada xukuumaddiisa inta lagu guda jiro waqtiga kala guurka ah ee uu dalka ku jiro. “Iyada oo la tix-gelinayo marxladda uu dalku ku jiro lana dardargelinayo habsami u socodka iyo iska warqabka laamaha Dowladda, si loo fududeeyo wadashaqeyntooda, ayaa waxaa la farayaa dhammaan Wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dowladda oo…