“Wuxuu Wakhti Weyn Ku Qaadan Karayay Real Madrid Ama
Xiddigii hore ee kooxaha Arsenal, Barcelona iyo Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa ka hadlay hibadii ku jirtay xiddiga wakhtigan koox la’aantu hayso…
Xiddigii hore ee kooxaha Arsenal, Barcelona iyo Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa ka hadlay hibadii ku jirtay xiddiga wakhtigan koox la’aantu hayso…
Xiddigii hore ee da’yarta xulka qaranka England ee John Bostock oo hadda koox la’aan ah kaddib markii uu dhawaan iskaga tagay Toulouse…
Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa soo xushay shanta xiddig ee ugu adkaa ee uu kahor tagay waayihiisii ciyaareed isaga oo…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Daafaca bidix ee kooxda Liverpool ee Andy Robertson ayuu kasoo yeedhay war naxdin ku ah dhammaan shaqsiyaadka xidhiidhka kala duwan la leh…
Waxa sii kordhaya wararka kooxda Manchester United la xidhiidhinaya weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo iyagoo doonaya inay Old Trafford kusoo celiyaan 11…
Daafaca Nicolai Geertsen ayaa tartanka Danish Cup haatanba kasii dhaliyay mid kamida goolasha la filayo inay ku tartami doonaan abaalmarinta goolka sanadka…
Kubad sameeyaha kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa markiisa ka qayb qaatay dagaalka iyo erayada dhaliisha ah ee ay hawada isku marinayeen…
Daafaca dhexe ahna ruug-caddaaga ree Brazil iyo kooxda Chelsea ee Thiago Silva ayaa ka hadlay laba daafac dhexe oo tusaale uga soo…
Da’yarka xilli ciyaareedkan aadka muhiimka ugu soo ahaa Barcelona ee Anssumane Fati ayaa mudo afar bilood ah garoomada ka maqnaan doona kaddib…
Da’yarka mustaqbalka wanaagsan lahaa ee ree Portugal ee Bruno Tavares ayaa cisbitaal loola carraray kaddib markii uu mid kamida asxaabtiisu xabad (Rasaas)…