Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Aston Villa vs Man United – Cavani Oo

Manchester United ayaa galabta marti ku ah gegida Villa Park iyaga oo ku booqanaya Aston Villa kulan ay kooxda Manchester Metropolis ku guuleysan karto horyaalka haddiiba ay dhibco lumiso Man United.

Man United ayaa guul ay gaadho lix dhibcood ugu jirsan doonta kooxda booska saddexaad ee Chelsea iyadoo waliba kulan baaqi u yahay halka Villa saddex dhibcood oo ay hesho ay booska 10-aad kaga qaadi doonto Arsenal iyagoo horyaalkana u gacan gelin doonaan Metropolis.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More