Yearly Archives

2021

Tottenham transfer news: Offer accepted for Alderweireld

Toby Alderweireld's lost departure from Tottenham is getting closer after the club accepted a £ 13 million offer from Al-Duhail in Qatar.The Belgian international has been a brilliant servant for Spurs since moving to north London in 2015. During his six years at the club, he played 174 Premier League matches and came within 90 minutes of helping them take their first ever Champions League crown. back 2019.Although he has been a regular in the starting line-up for most of his Tottenham career, the 32-year-old is apparently…

The Ivorians hope a lot from the meeting

Ivorian President Alassane Ouattara will meet his predecessor Laurent Gbagbo at the presidential palace on Tuesday, July 27. Since the former head of state returned last month after his acquittal at the ICC, the two men have just exchanged a few words over the phone. as reported from Abidjan, Sidy YansanePeace and…

PSG fans are protesting against the club’s move for Paul Pogba

Fans of Paris Saint-Germain have hung banners outside the club's training ground and Parc des Princes, protesting against the tough pursuit of Manchester United's Paul Pogba.It was recently revealed that the French international's time at Old Trafford may end with the Red Devils ready to cut ties with the Premier League's most expensive signing ever, after rejecting their latest bumper contract.With just one year left on their current deal, United risk losing him for free next summer if an agreement cannot be reached - a…

Arsenal Oo Xiddig Weyn Xaraashaysa Si Ay Mid Chelsea Ah U Hesho, City

Chelsea ayaa la filayaa inay dalab 130 Milyan oo pound ah ka gudbiso Erling Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan kaddib markii uu mulkiile Roman Abramovich go’aamiyay inuu lacag rekoodh ah ugu dhaqaaqo. (Football Insider)Inter Milan ayaa ugu yaraan 102.5 Milyan pound ka dalban doona Chelsea haddii ay ka doonaysa Romelu Lukaku oo ay saxeexa Haaland awoodi waayaan.(Metro)Manchester City ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Jack Grealish isla markaana rajaynaysa inay 90 Milyan oo pound u bandhigto Aston Villa. (Football…

the city of Zongo, which borders Bangui, celebrates its

In the Democratic Republic of the Congo, the city of Zongo, which borders the capital of Central Africa, in the far north of the country, celebrated its fifty years of existence on Friday. Many personalities from the province of Equateur but also from Bangui attended the ceremony as mayors of the two cities, financially highly dependent on each other, who signed a memorandum of understanding to…

Mushaharka Lama Filaanka Ah Ee Uu Jadon Sancho Ka Qaadan Doono Man

Da’yarka cusub ee kooxda Manchester United ee Jadon Sancho ayaa mushahar wanaagsan ku qaadan doona kooxdiisa cusub balse mushaharkaas ayaan ahayn mid u dhaw wixii ay hore saxaafadu u sheegaysay.Sancho ayaa sheegay inuu doonayo inuu United kusoo celiyo wakhtigeedii wanaagsanaa kaddib markii shalay si rasmi ah kooxdu u shaacisay heshiis 73 Milyan oo pound ah oo ay kula soo wareegtay.Jadon ayaa Red Devils u saxeexay heshiis shan sano ah oo gaadhsiisan ilaa 2026 isla markaana ay kooxdu sanadka lixaad ku dari karto haddiiba ay u…

Ilhaan Cumar oo soo saartay dalab la xiriira duqeyntii gobol…

New York (Axadle) – Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka wadanka Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyntii ay todobaadkan dowladda dalkaasi ka fulisay gudaha Soomaaliya, gaar ahaan deegaano dhaca koonfurta gobolka Mudug. Ilhaan Cumar oo su’aallo ka keentay duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya ayaa sheegtay in loo baahan yahay in baaris lagu sameeyey duqeyntii u dambeysay, si loo helo macluumaad dhammeystiran oo ku saabsan…

RASMI: Xaraashka Da’yarta Chelsea Oo Sii Socda, Midkii Afraad Oo Baxay

Kooxda dhawaan usoo dalacday horyaalka Premier League ee Brentford ayaa shaacisay saxeexa khadka dhexe ee Myles Peart-Harris oo ay heshiis afar sano ah kagala soo saxeexdeen dhinaca dhigooda Chelsea heshiis afar sano ah.Tan ayaa ka dhigan in kooxda Chelsea ay halkeeda kasii wado inay xagaagan kala dirto qaar badan oo kamida xiddigaha da’yarteeda ee kuliyadeeda kasoo baxay.18 sano jirkaas ayaa labada kooxood ee galbeedka London wada degen ugu kala wareegay qiimo aan la shaacin, kooxda lagu naanayso shinida ayaan haysata…

Maxaa la gudboon Rooble, kadib tallaabadii uu shalay qaaday?…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shalay xilal ka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsanaa hay’adda NISA ayaa helay boggaadin iyo taageero ay u muujiyeen shacabka & siyaasiyiinta Soomaaliyeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiyiinta taageeray go’aanka Rooble ayaa shaaca ka qaaday in ra’iisul wasaaraha uu u hiiliyey sarreynta sharciga, isla-markaana waxa uu kula taliyey inuu kusii…