Monthly Archives

June 2021

Guddiga uu magacaabay Rooble oo ballan-qaad muhiim ah ka hel…

Muqdisho (Axadle) – Guddigii Farsamada arrimaha doorashooyinka ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Caasimadda Muqdisho kulan kula qaatay saraakiil sarre oo ka socota Qaramada Midoobay. Guddiga Farsamada iyo Kooxda ka socotay QM ayaa ka wada-hadlay arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan isu-duwida iyo mideynta howlaha lagu taageerayo dadaalada Ra’iisal wasaare Rooble ee hirgelinta…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka England vs Croatia – Yaa Kusoo Bilawday

Xulalka Croatia iyo England ayaa galabta iskaga hor imanaya gegida Wembley Stadium kulan ah ku celiska afar dhammaadkii koobka aduunka ee 2018 xilli ay labada kooxoodba furanayaan tartanka Euro.Xulka lagu naanayso saddexda libaax ayaa doonaya guul ay kaga aarsadaan Croatia oo wareegii afar dhammaadka ee koobkii aduunka ku reebay.Tababare Gareth Southgate ayaa shaxdii aanu idinla wadaagnay ee qishkeeda lasii helay kusoo galay isaga oo daafacyada bidix ee Luke Shaw iyo Ben Chilwell labadaba fadhiisiyay kuna ciyaaraya Kieran…

Boost as Joe Biden sends troops to Kenya in Al-Shabaab war

Boost as Joe Biden sends troops to Kenya in Al-Shabaab war NAIROBI, Kenya - US troops will work closely with the Kenya Defense Forces in the fight against Somalia-based al-Shabaab militants, it emerged just six months after Washington withdrew troops from Somalia under unclear circumstances. Former President Donald Trump, by executive order, ordered the withdrawal of troops in what he called a…

Best Supplements to Take Every Day, According a Dietitian

Knowing which supplements to take every day is no easy feat. From amazing claims on labels implying that what is found in the bottle is essential for every ailment under the sun to Instagram influencers pushing their must-have concoction, knowing which pills are worth taking can be easier said than done. As a registered dietitian, I look to supplements as a way to fill in nutritional gaps that may happen because of an imbalanced diet. While I don't generally recommend a multivitamin for every person, I do suggest…

Shaxda England Ay Kala Hortagayso Croatia Oo Lasii Ogaaday & Southgate

Waxa shaaca laga qaaday shaxda uu xulka qaranka England galabta kala hortagi karo dhigiisa Croatia, xulashadan ayaa walow aysan rasmi ahayn haddana durtaba ay jamaahiirta dalkaasi ka cabanayaan.Saxafiga caanka ah ee David Ornstein oo ah midka shaxda helay ayaan goolhayaha uu Southgate kusoo shirtagayo sheegin balse xusay in xulku uu shax afar daafac ah ku ciyaari doono halkii laga filayay shax shan daafac ah oo saddex daafac dhexe ku jiraan.Labada daafac dhexe ayaa noqon doono John Stones iyo Tyrone Mings oo kasoo hormari…

Xog: Taliyeyaal ciidan iyo saraakiil isbaarooyin dhigtay Muq…

Muqdisho (Axadle) – Axadle ayaa xaqiijisay in saraakiil sare oo ka tirsan Booliska Soomaaliya ay lacago ka qaataan Isbaarooyin ay ciidanka dowladda dhigteen waddada xariirsa Muqdisho iyo Afgooye, iyo sidoo kale xaafado ka mid ah Muqdisho.  Isbaarooyinka yaalla gudaha Muqdisho ayaa ku teedsan wadada aada Ex Contarol Balcad ama xaafado kamid ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa, waxaana dadweynaha looga qaadaa lacag u dhaxeysa $2 ilaa $10, iyadoo…

RASMI: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Portugal Oo Korona Fayras

Daafaca midig ee kooxda Manchester City ee Joao Cancelo ayaa gabi ahaanba laga saaray liiska xiddigaha xulka Portugal u metelaya tartanka EURO 2020 iyadoo bedelkiisa loo qaatay Diogo Dalot oo Manchester United ka tirsan. Portugal ayaa kulankoodii ugu horreeyay ee tartanka Salaasada la ciyaari doona dhigooda Hungary, kahor kulankaas ayaa lagu qasbay inay meesha ka saaraan 27 sano jirkaas kaddib baadhitaano lagu sameeyay. Diogo Dalot oo asal ahaan ka tirsan Man United balse xilli ciyaareedkii hore qaab amaah ah ugu…

EXCLUSIVE: Senior officials behind missing soldiers in Eritrea exposed

EXCLUSIVE: Senior officials behind missing soldiers in Eritrea exposed NAIROBI, Kenya - When thousands of young Somalis gathered in Mogadishu in 2019, they were officially told they would be heading to Qatar for military training. Their destination would turn out to be wrong. But Qatar's role in the now controversial military training of Somali youth in Eritrea has remained. Days after a…

One Scary Side Effect of Drinking Too Much Caffeine, According to

There are a lot of reasons to exercise moderation when it comes to drinking coffee. Sure, a cup or two may be able to give you the boost you need to get through the workday, and it can even lend some health benefits, but drinking too much can leave you feeling anxious and jittery. Not to mention, coffee can even give you acid reflux and heartburn. Turns out, it's not just your esophagus that will thank you when you cut back on your coffee consumption—your eyes might too. A new study, which was published in the June issue of…