Monthly Archives

December 2020

Falanqeynta kulanka Valladolid iyo Barcelona: Griezmann & Barcelona

Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay kulanka caawa ay la ciyaarayaan kooxda Real Valladolid.Kadib barbarihii ka dhacay Camp Nou ee ay la ciyaareen Valencia, Barcelona waa inay ku soo laabataa wadada guusha hadii aysan ka gaabin kooxda ay xafiiltamaan.Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay shaxdiisa, iyadoo Antoine Griezmann, Philippe Coutinho iyo Sergio Busquets ay dhamaantood keydka fadhiyeen.Ninka reer Holland ayaa doortay seddex daafac, halkaasoo Celemt Lenglet uu ku soo laabtay…

Abiy Ahmed opens a brand new entrance in Ethiopia, at the Sudanese border

Whereas the Ethiopian military has been combating the dissident TPLF occasion in Tigray province for greater than a month and a half of, since final week it has additionally been engaged to the Sudanese military on the border between the 2 international locations. Here is the time selected by way of High Minister Abiy Ahmed to bring out a brand new operation within the state of Benishandul Gumuz, within…

Man Utd & Arsenal way fashilmeen

Xiddigii hore ee Manchester United iyo Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa ah ciyaaryahanka khadka dhexe ee ugu fiican Yurub, sida lagu sheegay xog la uruuriyay xilli ciyaareedkan.Garabka Roma ayaa hogaanka u haya miiska goolasha markasta Yurub kadib markii uu shabaqa soo taabtay Torino khamiistii.Mkhitaryan, oo 31 jir ah, ayaa furay goolasha kulankii ay 3-1 guusha ku gaareen wuxuuna hadalkiisa u qaatay 7 gool iyo shan caawin 12 kulan oo uu ciyaaray Serie A.Wuxuu leeyahay wadar ahaan 12 gool, taasoo ka dhigeysa inuu yahay…

Shirkadaha diyaaradaha ee Kenya oo kordhiyay qiimaha Ijaarka ganacsatada Soomaaliyeed!

Shirkadaha Jetways, Baaf, iyo Dhagax Silver Mid kamid ah shirkadaha duulimaadyada ee ugu waaweyn Soomaaliya ayaa kordhin doonta qiimaha ijaarka shirkadaha iyo ganacsatada Soomaaliyeed sanadka 2021. Saraakiisha Shirkada Diyaaradaha ee Somali Airlines oo ka war helay kororka ku yimid Qiimaha Duulimaadyada Diyaaradaha ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Shirkadaha Diyaaradaha Jetways, Baaf, iyo Dhagax Silver Go'aanka ah in kor loogu qaado qiimaha diyaaradaha kirada looga qaadayo marka laga yimaado ama laga tagayo ama loo…