Waa maxay nidaamka federaalka Soomaaliya?
Soomaaliya waxa ay sannadihii dambe ku socotay dhabbo cusub oo xagga maamulka iyo siyaasadda ah, taas oo looga golleeyahay in dib loogu dhiso hay’adaha dawladnimo iyo nidaam maamul oo mideeya dalka. Nidaamka…