Somalia
Guusha siyaasadeed ee Soomaalida qurbaha waxay cashar u tahay Soomaaliya
Guusha taariikhiga ah ee Sagal Abdi-Wali ka gaartay doorashadii baarlamaanka Britain ee 8-dii Oktoobar 2026 ayaa farxad iyo sharaf weyn u ah Soomaalida dunida dacalladeeda ku nool. Sagal waxay ku guuleysatay kursiga…