Browsing Tag

socota

Xaaladda dalka maanta: xaqiiqoyin iyo saadaasha soo socota

By Abdirahman Abdishakur WarsameFriday March 27, 2026 Xaraashka hantida qaranka, barakicinta shacabka, iyo cadaadisyada sii xoogaysanaya ee dhinacyada bulsheed, siyaasadeed iyo dhaqaale ayaa si tartiib ah u dhisaya xaalad khatar gelin karta nolosha dadka—oo aan sahlanayn in horay loo sii saadaaliyo mustaqbalkeeda. Arrimahan ma kala go’na; waxay isu taagan yihiin silsilad isku xiran oo dalka ku riixaysa waddo u baahan jawaab degdeg ah iyo qorshe caddayn leh. 1. Xaraashka hantida qaranka iyo baaxaddiisa Xarumihii wasaaradaha,…