Browsing Tag

qorshaha

Hogaamiyaha Jubbaland oo ka hadlay qorshaha dalka uga baxayaan ciidanka ATMIS

 Isniin, Luulyo, 1, 2024 (AX) - Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidamada ATMIS ay dalka uga baxayaan dhamaadka sanadkaan.Axmed Madoobe ayaa ugu horeyn sheegay inuu soo dhaweynayo qorshaha iyo jadwalka ciidamada ATMIS ay uga baxayaan dalka, islamarkaana ciidanka xoogga dalka kula wareegayaan goobaha ay ka baxayaan.“Waxaan ku talinayaa ciidamada ATMIS oo horay loo oran jiray AMISOM oo ku baxaya jadwal qorsheysan inay tijaabo u tahay ciidanka…

Wajigii koowaad ee qorshaha dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines oo soo gabagaboobay

 Jimco, Juun, 14, 2024 (AX) - Maareeyaha guud ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku dooneyso dib u howlgalinta Diyaaradii Soomaali Airlines.Maareeye Axmed Macalin ayaa tilmaamay iney soo gabagabeeyeen guddigii loo magacaabay ka shaqeynta dib u howlgalinta Soomaal Airlines waji koowaad, islamarkaana macluumaad dhameystiran oo la xariira dib u howlgalinta Shirkadii diyaaradaha ee Soomaali Airlines ay ku wareejiyeen…

Koonfur Galbeed oo ka hortimid qorshaha ciidanka Itoobiya looga saarayo dalka

Axad, Juun, 2, 2024 (AX) - Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid qorshe ciidamada Itoobiya dalka looga saarayo dhammaadka sanadkan, sida uu horey u sheegay la taliyaha amniga qaranka, Xuseen Sheikh Cali.Qoraal lagu daabacay barta X ee wasaaradda amniga ee maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegay, in maamulka Koonfur Galbeed uu la socdo shakhsiyaad marin habaabin ku haya shaqada ciidamada Itoobiya ay ka hayaan degaanada maamulkaas uu ka taliyo.“Ciidamadda Itoobiya ee ATMIS waxay hayaan howl adag, waxa aanan…

Gobaladda Waqooyi oo ka hadashay heshiiska Itoobiya iyo qorshaha uga yaala gobolka Sool

 Jimco,  May, 24, 2024 (AX) - Wakiilka Gobaladda Waqooyi ee Kenya ayaa sheegay in gobolka Sool aanu Gobaladda Waqooyi ka go'i dooni, waxa kale oo uu sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Gobaladda Waqooyi uu horumar dhaqaale u horseedi doono gobolka.Wakiilka  Maxamed A. Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in Gobaladda Waqooyi ay ka shaqaynayso nabada gobolka Sool, isaga oo kasoo horjeedsaday aqoonsiga Hogaamiyaha Soomaaliya ee maamulka SSC Khaatumo."Taasi waa fikirkiisa lakiin Gobaladda Waqooyi dhul…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More