Browsing Tag

mid

Somalia and Turkey maintain strong ties despite rising criticism

By Ambassador Fathudin Ali OspiteWednesday April 8, 2026 Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga waxa uu ku taagan yahay wax ka badan hadal iyo heshiisyo lagu dhawaaqo; waxa uu ku dhisan yahay natiijo la arki karo. Waa iskaashi muddo lagu soo tijaabiyey, ku saleysan kalsooni, isla markaana si dhab ah u saameeyey nolosha dadka. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Turkiga waxay leeyihiin mid ka mid ah iskaashiyada laba geesoodka ah ee ugu adag uguna saamaynta badan ee maanta ka muuqda masraxa caalamiga ah. Xilli…

Hogaamiye Laftagareen "25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-kii SYL

Isniin, September, 9, 2024 (AX) - Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya. Hogaamiye Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya midnimada shacabka Soomaaliyeed. “Hadii ay Soomaalinimo jirto reer Koonfur-galbeed ayey ka bilaabataa, Muqdisho waxa…

Booliiska Soomaaliya oo beeniyay in Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa beeniyay in Xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. War kooban oo kasoo baxay Taliska Booliiska ayaa lagu sheegay in dhawaqa jug xoogan oo tiro dhowr jeer ah Xalay qaar ka mid ah dadka reer Muqdisho ay maqleen inuu ahaa baco waa weyn oo la dhigay meelo kala duwan. Qoraalka kasoo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay ineysan jirin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay Bacaha jugtooda laga maqlay meelo…

Kiisaska Covid-19 ee Koonfur Afrika waxay gaarayaan Mid

Koonfur Afrika ayaa ah dalka ugu horeeya ee ay kujiraan tirada ugu badan ee kiisaska loo yaqaan 'Covid-19', tirada guud ee kiisaska ayaa la soo sheegey. 1,004,413 (Hal milyan & afar kun, afar boqol, toban & saddex). Dadka u dhintey cudurka Coronavirus waa 26,735 (Lix iyo labaatan kun, toddobo boqol, soddon iyo shan), halka ay guud ahaan ka bogsadeen 844,874 (Sideed boqol, afar iyo afartan kun, sideed boqol, toddobaatan iyo afar), jirkoodu wuxuu ku dhamaaday cudurka…

Uganda oo qeyb ka mid ah ciidamadeeda kala baxday Soomaaliya

Jimco, Dowladda Uganda  ayaa kala baxday Soomaaliya qeyb ka mid ah ciidamadooda ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM. Ciidamadan oo gaaray dalka Uganda ayaa tiradooda lagu sheegay 2,100,  iyadoo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay xalay xarunta Tababbarka Howlgallada Taageerada Nabadda (PSO-TC) ee degmada Nakaseke. ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada Difaaca Wilson Mbasu Mbadi ayaa soo dhaweeyay kaas oo ku hadlayay magaca abaanduulaha ciidamada difaaca, wuxuuna ku yiri: “Si sharaf leh ugu soo dhawaada dalkiina…

Turkiga oo bixiyay qeyb ka mid ah deynta Soomaaliya ay ku leedahay IMF

Jimco- Turkiga ayaa siiyay ku dhowaad 3.4 milyan oo deyn ah oo Soomaaliya ay ku leedahay Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF), iyada oo qayb ka ah dadaallada la bilaabay horaantii sanadkan si looga cafiyo deymaha culus ee dalalka dakhligoodu hooseeyo. Sida ku xusan Heshiiska Caalamiga ah ee la soo saaray 5-tii Nofeembar, Turkiga wuxuu ugu deeqay Soomaaliya ilaa 3.4 milyan oo doollar oo loogu talagalay barnaamijka IMF ee Wadamada Saboolka ah (HIPC). Turkiga iyo Soomaaliya ayaa leh xiriir dhow iyo iskaashi tan…