Browsing Tag

magacaabay

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo magacaabay xil cusub

 Jimco, Juun, 28, 2024 (AX) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cali Maxamed Cumar Cali Balcad u magacaabay inuu noqdo u qeybsanaha arrimaha xiriirka Bulshada Bariga Afrika.Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaare Xamse ee lagu magacaabay wasiir Cali Balcad ayaa ku taariiqeysan 25-kii bishaan June, waxaana magacaabistiisa ay kusoo beegmeysa, iyadoo Soomaaliya si rasmi ah uga mid noqotay Daladda Bulshada…

Hogaamiyaha maamulka Galmudug oo magacaabay Wasiiro cusub

Arbaco, Juun, 5, 2024 (AX) - Hogaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa magacaabay xubno ka mid noqonaya golaha Wasiiradda maamulka Galmudug.Hogaamiye Qoor qoor ayaa magacaabay sadax Wasiir, hal wasiir ku xigeen iyo laba wasiiru dowle, kuwaas oo ka mid noqonaya xubnaha golaha wasiiradda dowlad goboleedka Galmudug.Wasiiradda uu magacaabay Hogaamiye Qoor qoor ayaa kala ah Cabdiweli Cabdullaahi Jaamac Wasiirka Caafimaaadka iyo Daryeelka Bulshada, Cabdinuur Maxamuud Maxamed Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista…

James Swan oo mar kale loosoo magacaabay ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

 Arbaco, May, 15, 2024 (AX) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa  James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka u maagacaabay inuu noqdo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).Mr. Swan ayaa u shaqayn doona sidii Ergeyga Gaarka ah muddo ku meel gaar ah ka dib bixista Catriona Laing oo ahayd ergaygii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, taasoo dhawaan xafiiska ka tagaysa, ka dib muddo hal sano ah oo ay xafiiska joogtay.Mr. Swan waa dublamaasi waayo arag…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More