Banadir
Khudbaddii Jimcaha oo qaylo-dhaan looga jeediyay dayaca ka jira hareeraha Muqdisho
Khudbaddii Jimcaha ee 20-ka bishan November, masaajid weyn oo ku dhex yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa noqday madal lagaga hadlay dhibaatada baaxadda leh ee ka dhalatay burburka waddooyinka halbowlaha u ah caasimadda.…