Somalia
Soomaaliya oo fasaxday qof lala xiriiriyay cudurka Ebola kadib 21 maalmood oo karantiil ah iyo labo baaritaan oo laga waayay
Muqdisho (AX) — Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa Axaddii ku dhawaaqday in xorriyadiisa dib loogu celiyay muwaadin Soomaaliyeed oo ku jiray karantiilka cudurka Ebola, kaddib markii laba baaritaan oo kala duwan ay muujiyeen…