Browsing Tag

la

Tirada dadka ku nool Somaliland oo la shaaciyay

Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in tirada dadka ku nool deegaanadeedu ay gaadhay 6.2 milyan.Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ka qabsoomay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in tirada dadka Somaliland ay korodhay oo ay 6 milyan kor u dhaaftay. "Tirada Dadka Jamhuuriyadda Somaliland ku dhaqan oo wakhtigan maraya 6.2 milyan, waxa ay xukuumaddu ku hawlan tahay sidii ay u heli lahaayeen adeegyo dhamaystiran oo laga baaraan degay" ayaa lagu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More