Somalia
Barlamaanka wuxuu soo bandhigayaa kootada aqrinta 2aad
Baarlamaanka BFS Isniinta, Diseembar 28, 2020 wuxuu qaban doonaa aqrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2021, si loogu codeeyo ka hor dhammaadka 2020. Guddiga Miisaaniyadda ee Baarlamaanka ayaa maanta aqrinta labaad ku qaban doona…