Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya
Khamiis, September, 5, 2024 (AX) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir madaxeedka Shiinaha iyo Afrika in madaxda Itoobiya, ay ka filayaan jawaab wanaagsan oo ku aaddan in ay aqbalaan dalab lagu xallin karo xiisadda kala dhaxaysa Soomaaliya.Toddobaadkii hore, wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti ayaa caddeeyey in Djibouti ay doonayso inay Itoobiya 100% maamusho dekedda Tadjoura ee xeebta Jabuuti.Sida ay ku warrantay Bloomberg, dalabka Jabuuti waa…