Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray xarumaha cusub ee baarlamaanka iyo wasaaradda amniga Hirshabelle ee Jowhar
Muqdisho (AX) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maalintii Isniinta xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo loogu talagalay Golaha Wakiillada Hirshabelle iyo Wasaaradda Amniga ee maamulkaas oo ku yaalla…