Browsing Tag

Hoose

Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

 Khamiis, Juun, 20, 2024 (AX) - Ciidamada Kumaandooska Gorgor ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameyeen deegaanka Shaam garre oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay horjooge ka tirsana kooxda Al-shabaab.Horjoogahaan ayaa la sheegay in ciidamada ay ugu galeen gurigiisa oo ku yaala deegaanka Shaam garre, islamarkaana ay halkaasi ku dileen, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Taliyaha Ururka 1-aad ee ciidamada Gorgor Cabdisalaan Jaamac Xasan.Horjoogahaan howlgalka qorsheysan…

Howlgal lagu dilay xubin ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

 Axad, May, 19, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada 6-aad ee qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysnaa Xalay ka fuliyay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.Ciidamada ayaa howlgalka ku dilay xubin ka tirsan kooxda Al-shabaab oo magaciisa lagu sheegay Cabdulqaadir Xaaji Eenoow oo ka mid ahaa xubnaha Al-shabaab ee ka dagaalama deegaanada gobolka shabeellaha Hoose.Taliyaha Ururka 26-aad ee guutada 6-aad dhame Faarax Maxamuud Xirsi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa…

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

 Jimco, May, 17, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 7-aad ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose.Howlgalada oo ahaa kuwa qorsheysnaa ayaa ciidamadu ka fuliyeen deegaano dhowr ah oo ku yaala jiinka Wabiga Shabeelle ee dhexmara gobolkaas.War kooban oo lagu baahiyay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalka khasaare xoogan lagu gaarsiiyay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanaayay Jiinka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More