Browsing Tag

Hogaamiyaha

Topic

#Hogaamiyaha

3 Articles

Leader of Change: Driving Transformation and Innovation in Modern Leadership

Change is never simple. It comes with pressure, risk, and uncertainty. But for any country seeking real progress, it is often the only way forward. In Somalia, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud has chosen to face that reality head-on. Since returning to office, he has taken a series of bold and, at times, difficult decisions aimed at reshaping the country’s direction. Drawing on his previous experience, he quickly identified key areas that needed urgent attention to deliver visible results. Now, after years of effort,…

Hogaamiyaha Soomaaliya oo diiday inuu magaalada Beijing kula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

 Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray inuu magaalada Beijing ee Shiinaha kula kulmo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.Wararka aanu helnay waxay sheegayaan in hoggaamiyeyaal Afrikaan ah oo ay ku jiraan madaxweynaha Jabuuti, madaxweynaha Mauritania, iyo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika, ahna Madaxweynihii hore ee Nigeria, Olusegun Obasanjo, ay madaxweynaha Soomaaliya usoo gudbiyeen soo…

2021 Musharaxiinta Hogaamiyaha & Siciid Deni on

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay gaaraan qaar kamid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya sanadka 2021 si ay ula kulmaan Saciid Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash. Xubnaha musharixiinta ah ee maanta soo gaaraya magaalada Garowe ayaa madaxweyne Deni la wadaagi doona walaacooda ku aadan khilaafka doorashada, gaar ahaan diidmada musharixiinta iyo dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Waxa kale oo ay ka…