Somalia
Political Tensions and Poor Leadership Push Somalia Toward a Dangerous Point
Marka hay’adaha dowladdu isku dhex milmaan, dhaliisha siyaasaddana loo arko colaad, waxaa halis gelaya tiirarka dowladnimada. Soomaaliya maanta waxay wajahaysaa xaalad ay si isa soo taraysa uga muuqdaan khilaafyo hay’adeed, isku-duubni yari…