Browsing Tag

hadleen

Xukumadda Soomaaliya oo beenisay in madaxda Soomaaliya iyo Kenya ay kawada hadleen heshiis ku saabsan badda

 Jimco, April, 12, 2024 (AX) - Xukumadda Soomaaliya ayaa beenisay in kulankii dhexmaray madaxweyne Xasan Sheikh iyo dhiggiisa madaxweynaha Kenya Willian Ruto lagusoo hadal qaaday heshiis arrimaha badda ah.Xukumadda Soomaaliya waxay sheegtay warka kasoo baxay wakaaladda wararka ee Reuters inuu yahay war been abuur ah, iyadoo dowladdu sheegtay inuusan jirin haba yaraatee wax heshiis oo ay Soomaaliya iyo Kenya kawada hadleen.“Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya waxay caddeyneysaa in qodobkaasi aanu marnaba ka mid ahayn…

Maxay ka wada hadleen Siciid Deni iyo Axmed Madoobe?

Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa Axadii ku kulmay caasimada Muqdisho iyadoo aan wali wax heshiis ah laga gaarin doorashada dalka ka dhaceysa sanadka 2021. Kulankan oo ka dhici doona gudaha xerada Xalane ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada ay hada ku sugan tahay doorashada, gaar ahaan khilaafka ka taagan qabsoomida doorasho xor iyo xalaal ah. Sheekh Shariif Axmed oo ah gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlay shirka wuxuuna sheegay in diirada la saaray shirka "Xaqiijinta in la…

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo Danjire Swan?

Magaalada Muqdisho, Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan waxay ku yeesheen kulan dheer oo ay uga wada hadlayeen ka gudubka caqabadihii keenay kala taggii shirkii Dhuusamareeb ee ugu dambeeyay (4). Swan oo safka hore kaga jira isku soo dhaweynta Dowlada Federaalka & Dowlad Goboleedyada waqtigooda sii dhamaanayo ayaa doonaya in shirku uu ka duwanaado shirarkii hore ee lagu kala qeybsanaa ee ugu yaraan lagu saxiixo heshiis ay wada gaareen Gudiga…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More