Somalia
“Haddii aad aadeyso Soomaaliya beddelkeeda waxaan tooganeynaa”
C / ladiif Muuse Nuur Sanyare gudoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa ka hadlay xaalada amaan ee gobolka isagoo digniin u diray shaqsiyaadka taga goobaha ay maamulaan Al-Shabaab. Wuxuu ku eedeeyay…