Browsing Tag

gudaha

Tirada dhimashada cudurka Dacuunka ee gudaha Soomaaliya oo kor u dhaaftay 120 qof

 Isniin, May, 20, 2024 (AX) - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA, ayaa sheegtay in ay kordheen tirada dhimashada cudurka Daacuunka taasoo kor u dhaaftay 120 qof tan iyo bishii January.10,647 xaaladood oo cusub oo cudurka Daacuun ah ayaa laga soo sheegay toddobo gobol oo kamid ah Soomaaliya, taasoo ka dhigan heerka dhimashada kiisaska cudurka Daacuunku inuu gaaray 1.1 boqolkiiba. "Waxaa loo baahan yahay dhaqaale dheeraad ah si loo daboolo baahiyaha dadka ay dhibaatadu…

Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo

 Isniin, May, 13, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Bambaanooyin ah oo Xalay lagu weeraray guryo ku yaala xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.Qaraxyada oo ahaa laba bambo oo nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu weeraray midka koowaad guri uu ka degan yahay magaalada Baydhabo Sarkaal magaciisa lagu sheegay Kuuroow Amxaar oo ka tirsan saraakiisha ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed.Qaraxaas bambo kadib ayaa ilaalada guriga waxay fureen rasaas xoogan oo argagax kusii…

Daadad oo kusoo rogmaday gudaha Magaalada Baledweyne oo sababay barakac xoogan

Khamiis, May, 2, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya roobab xoogan oo ku dhawaad 5 saacadood oo xiriir ah ka da'ay Xalay gudaha iyo daafaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.Roobka oo ahaa mid xooganaa ayaa sababay in laga barakaco xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne, gaar ahaan laamaha Kutiimbo iyo Raadeerka oo ka mid ah Xaafada Kooshin, kadib markii ay kusoo rogmadeen daadad xoogan oo ka yimid Waadiyaasha mara duuleedka magaalada Baledweyne.Qaar ka mid ah qoysaska degan xaafadaha Kutiimbo iyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More