Browsing Tag

Galgaduud

Caruur Walaalo ah oo ku geeriyootay miino kula qaraxday deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud

 Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (AX) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sadax caruur oo walaalo ah ay ku geeriyoodeen miino kula qaraxday deegaan hoostaga magaalada Xeraale.Miinada ayaa la sheegay in caruurta walaalaha ah ee geeriyootay ay ku cayaraayeen ka hor inta aysan la qarxin, waxaana caruurta ay kala ahayeen laba wiil iyo gabar oo midka ugu weyn da'diisa lagu sheegay lix sano jir.Caruurta laba ka mid ah ayaa isla goobta ku geeriyooday, iyadoo mid ka kalana dhaawac culus looga qaaday goobta,…

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo horjoogahoodii oo ka dhacay gobolka Galgaduud

  Arbaco, Juun, 26, 2024 (AX) - Askarta xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.Howlgalka ayaa ciidamadu waxay si gaar ah ugu fuliyeen deegaanka Cali cadhoole oo qiyaas ahaan dhanka Waqooyi uga beegan Ceeldheer 33 KM, halkaas oo lagu dilay 7 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab.Taliyaha Guutada 24-aad Khaalid Binu Waliid ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Dhexe…

Somali Troops Seize Yemeni Al-Shabaab Commander in Galgaduud

Military sources conveyed that the apprehension was facilitated by intel relayed by locals in El-dher district. The nabbed individual admitted, under interrogation, to being a big cheese in Galgaduud region. This capture follows hot on the heels of reports highlighting teamwork between Al-Shabaab and Houthi rebels. U.S. intelligence sources indicated that the Houthis have been arming Al-Shabaab with advanced weaponry and logistical support, stirring worries about an uptick in regional violence. A recent piece from VOA News…

Somalia’s Forces Strike Al-Shabaab Hideouts in Galgaduud

The clash erupted in the wooded expanse lying between Galcad and Masagaway. Captain Abdinur Yusuf Qadaye, head honcho of the 86th unit from the 77th Brigade, noted that the soldiers ventured into an isolated territory often used by Al-Shabaab for plotting attacks. "We launched a fierce offensive on the Khawarij. From the slain and wounded Khawarij, we seized a plethora of weapons. We remain ensconced in the jungle," Qadaye stated. This raid is one among a slew of operations by government forces, frequently conducted in…

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Axad, Juun, 23, 2024 (AX) - Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar qorsheysan ka fuliyay goobo ku yaala gobolka Galgaduud oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab.Howlgalkaan ayaa ciidamada waxay si gaar ah uga sameyeen deegaano ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya magaalooyinka Galcad iyo Masagawaay ee gobolka Galgaduud.Taliyaha Ururka 86-aad guutada 77-aad ee ciidanka xoogga dalka Cabdinuur Yuusuf Qadaaye oo ka mid ahaa saraakiisha…

Ku dhawaad 30 xubnood oo Al-shabaab looga dilay duqeyn ka dhacday Galgaduud

 Isniin, Juun, 17, 2024 (AX) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa saaxiibada Caalamka ayaa Xalay duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay deegaano ku yaala xadka ay wadaagaan gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.Duqeynta dhanka cirka ah ayaa lala beegsaday goobo ay ku sugnayeen xubno ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo watay gaadiid isugu jira kuwa dagaalka iyo kuwa Xamuulka qaado.Howlgalkaan duqeynta ah ayaa si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Xawaal xoreey iyo Raage Bariir, waxaana lagu…

Galmudug Leader Qorqor Unveils Compelling Evidence on North Galgaduud Unrest

Qorqor underscored the necessity for peace in Dhusamareb, Galmudug's heart. He called on all factions to unite, ensuring enduring tranquility and warding off future unrest. Qorqor highlighted the importance of solidarity in tackling disputes. "We must ready ourselves and ensure peace flourishes. Peace faces many adversaries. Each faction must stand strong and committed. With divine blessing, we will address the conflicts fully," President Qorqor declared. Qorqor pointed out that the conflict was not coincidental but…

Hogaamiye Qoorqoor “Waxaan soo bandhigi doona cadeymaha dadkii ka dambeeyay hurinta Dagaalkii Waqooyiga Galgaduud”

 Khamiis, Juun, 13, 2024 (AX) - Hogaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shalay galinkii dambe kulan la qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka beelaha Mareexaan iyo Dir oo Sabtigii lasoo dhaafay uu dhexmaray dagaal ay isaga dileen ku dhawaad 100 ruux.Hogaamiye Qoorqoor ayaa labada dhinac ugu baaqay gogol nabadeed oo lagu dhameynayo colaada u dhaxeysa, taasoo uu sheegay iney taalo magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug, wuxuuna ku booriyay labada dhinac iney isla qaataan nabad waarta si looga…

Commission Delivers Directives to Quell Violent Tribal Feud in North Galgaduud

The latest decrees zero in on the tussle in Landhere, nestled between the towns of Aabudwaq and Herale, smack dab in the heart of Galgaduud. Stuff has gotten gnarly, with heaps of folks losing their lives and infrastructure taking a nosedive.Galmudug's Information Minister, Abshir Sheikhow, spilled the beans to the press about the committee's marching orders: those duking it out need to bolster the ceasefire and hightail it to their assigned spots.The committee also put forth a stern ultimatum to the politicos, demanding…

Guddiga xal u raadinta dagaal beeleedka Waqooyiga Galgaduud oo soo saaray amaro adag

Isniin, Juun, 10, 2024 (AX) - Xubnaha guddigan uu dhawaan magacaabay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka kooban heer wasiiro ah, islamarkaana loo xilsaaray daminta colaad beeleed khasaare badan geysatay ayaa soo saaray amaro cusub.Amarada ay soo saareen guddiga ayaa dhamaan quseeya dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Laandheere ee u dhaxeeya magaalooyin Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud oo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen in ka badan 50 ruux.Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More