Somalia
Falanqayn: Xoog ama wada-hadal, jihada Xasan Sheekh iyo mustaqbalka federaalka Soomaaliya
By: Yusuf Said HersiMonday July 27, 2026 Dhaxalka siyaasadeed ee hoggaamiye waxaa lagu cabbiraa raadadka uu kaga tago bulshada iyo hay’adaha dowladnimada. Taariikhdu waxay xustaa go’aannadiisa, sida uu awoodda u adeegsaday iyo…