Somalia
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Masar kadib shil tareen oo ay ku dhinteen 7 qof, 125 kalena ku dhaawacmeen
Muqdisho (AX) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Masar, kaddib markii labo tareen oo rakaab ah ay Axaddii isku dhaceen gobolka Giza, halkaas oo ay…