Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya oo kooxaha mucaaradka ku casuumay wadahadallada doorashada qaranka ee Muqdisho
Muqdisho — Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku baaqay shir wadatashi qaran oo magaalada Muqdisho ka qabsoomaya Nov. 14 ilaa 18, 2026, kaas oo lagu casuumay axsaabta mucaaradka iyo xubno ka…