Browsing Tag

Cabdi

Muumin Cabdi Shire : Xukumadda federaalka waxay dhaqaale ku bixisay in ammaanka Waqooyi Bari la qalqal galiyo

 Jimco, Juun, 7, 2024 (AX) - Taliyaha ciidanka Booliiska maamulka Waqooyi Bari, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire, ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay lacago badan ku bixinayso qalqal galinta ammaanka Waqooyi Bari.Taliye Muumin ayaa sheegay, in dhawaan shirar ka dhacay magaalada Muqdisho lagu go’aamiyay in lacago lagu bixiyo sidii ammaanka Waqooyi Bari loo qalqalgalin lahaa.“Waxyaalaha dareenka leh waxaa kamid ah, in ciidamo lacag la siinayo, maleyshiyaad lagu abuuro Waqooyi Bari, ka bacdina ay qalalaase…

Muumin Cabdi Shire: Askarta PSF waxay beegsi joogto ah ku hayaan ciidanka booliiska Waqooyi Bari

 Arbaco, Juun, 5, 2024 (AX) - Taliyaha ciidanka Booliiska Waqooyi Bari Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa cabasho weyn ka muujiyay ciidanka PSF, isagoo ku eedeeyay inay beegsi joogto ah ku hayaan ciidanka booliiska.Taliyaha ciidanka Booliiska waxa uu sheegay in maanta barqaddii ciidanka PSF in ay weerar ku qaadeen saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso.Weerarkaas ayuu tilmaamay inay ku dhaawacmeen labo askari oo Booliiska katirsan. Taliye Muumin wuxuu sheegay in ciidanka PSF ay xoog kula baxeen labo kamid ah askartooda…

Cabdi Siyaad kooxo hubaysan ayaa ku dilay magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee Cabdi Siyaad Geedi oo ka tirsanaa baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ayay kooxo hubeysan ku dileen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dilku wuxuu ka dhacay riyo suuq ah oo lagu iibiyo Degmada Muqdisho, waxaana lagu toogtay Mudane Siyaad Barre mustaqbalka ayuu ka cararay si uu saameyn ugu yeesho deegaanka. Ciidamada amaanka dowladda federaalka oo saldhig ku leh meel aan ka fogeyn suuqa ayaa tagay goobta, iyagoo xiray aagga uu dilku ka dhacay, waxayna…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More