Browsing Tag

Caafimaadka

Musuq maasuq saamayn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya

 Talaado, Luulyo, 2, 2024 (AX) - Warbixin ay soo saartay hay'adda u Doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen heerarka dhimashada carruurta iyo hooyada ee gudaha Soomaaliya, sidoo kale xarumaha caafimaadka ee dowladda oo aan qalabeysnayn, heerarka tallaalka oo hooseeya, iyo cudurrada ka dhasha biyaha ee soo noqnoqda.Sida ay sheegtay hay'adda daah-furnaanta adduunka ee Transparency International, musuqmaasuqa ayaa saameyn weyn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya.Xukumadda Soomaaliya…

Shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo lagu ansixiyay Hindise dowladda Soomaaliya kasoo shaqeysay

 Jimco, May, 31, 2024 (AX) - Qaraar ay kasoo shaqeysay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay iskaashi kala sameysay in ka badan 20 dowladood ayaa lagu ansixiyay shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo ka socda magaalada Geneva ee dalka Swistzerland.Hindisahaan lagu ansixiyay shirweynaha Caafimaadla Aduunka ayaa ku baaqaya in wadamada caalamka iney si weyn u dhimaan dhimashada hooyada iyo dhallaanka.Waxaa la sheegay in guud ahaan Caalamka sanad walba ay ku dhintaan haween gaaraya 287,000 xiliyada ay Uurka leeyihiin iyo dhalmada,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More