Browsing Tag

Booliiska

Booliiska gobolka Banaadir oo xiray nin ku eedeysan inuu isku ekeeysiiyay Dumar

 Khamiis, Luulyo, 25, 2024 (AX) - Ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho kusoo bandhigay nin ku eedeysan inuu ku kacay fal anshax daro ah.Ninkaan lagu xiray Saldhiga Xamarweyne ayaa lagu magacaaba Axmed Suudi Macow Deeyow oo da'diisa lagu sheegay 30 sano, kaasoo ku eedeysan inuu ku kacay fal liddi ku ah dhaqan Soomaaliyeed, islamarkaana dooriyay jirkiisa iskuna ekeeysiiyay dumar.“Waxaa ku socota baarista Boliiska waxaana la horgeyn doonaa Maxkamadda awooda…

Booliiska gobolka Mudug oo Gaalkacyo kusoo bandhigay nin isku ekeysiiyay Dumarka

Khamiis, Luulyo, 25, 2024 (AX) - Ciidamada Booliiska maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku qabtay nin dhalinyaro ah oo xirna dharka dumarka. Ninkaan xirnaa dharka dumarka ee la sheegay inuu iska dhigi jiray qof dumar ah, islamarkaana qaab dumar ahaan uga shaqeysan jiray magaalooyinka Garowe, Boosaaso iyo Gaalkacyo ayaa magaciisa lagu sheegay Axmed Cali Shire, waxaana la tilmaamay inuu la baxay magaca Aniso Cali Shire. "Ciidanka Booliiska Gobolka mudug ayaa ku guulaystey Soo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More