Somalia
Taliyayaasha u sarreeya Askarta Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga
Khamiis, September, 5, 2024 (AX) – Taliyaha guud ee Askarta Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xigeenkiisa Janaraal Abebaw Taddese ayaa maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida.…