Somalia
Muqdisho oo aas qaran loogu sameynayo AUN Cali
Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii 4-aad ee Soomaaliya oo Arbacadii 10-kii Maarso 2021 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta lagu aasi doonaa magaalada Muqdisho. Aaska ayaa waxaa ka qeyb galaya…