Axad, Nov 20, 2022-Xukuumada Gobaladda Waqooyi oo shaacisay dayn aan la ogayn oo lagu leeyahay
Axad, November, 20, 2022 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in lagu leeyahay dayn dhan $45 milyan, dayntaasi oo aan hore loo ogayn.Wasiirka Maaliyada Gobaladda Waqooyi Sacad Cali Shire oo hor yimid guddida dhaqaalaha ee golaha…